Top Tweets for #Rasmi
Berangkat hadiri majlis pembukaan rasmi Sukan Asia
#MediaPermata #BeritaBrunei #Brunei #Nasional #Berangkat #hadiri #majlis #pembukaan #rasmi #SukanAsia
https://t.co/9laj5FPbIJ
Ramanan rasmi Festival Mega iLINDUNGu; 2,000 peluang pekerjaan ditawarkan, 500 pekerja gig terima perlindungan sosial
#latest #telusmalaysia #malaysia #Ramanan #rasmi #FestivalMegaiLINDUNGu #peluang #pekerjaan #ditawarkan #500pekerjagig #terima #perlindungansosial @datoramanan
#Rasmi Waa intan waftiga rasmiga ah ee shirarka ka qayb galayaa dalka maraykanka.

1 OGOS 26: Statistik rasmi keseluruhan jumlah kerusi dimenangi setiap parti pada Pilihan Raya Negeri (PRN) Negeri Sembilan 2026.
#trendingnewsmalaysia #beritadix #prnnegerisembilan #keseluruhan #rasmi
[RASMI] Calon termuda PRN Johor gagal rebut kerusi Johor Lama
Beliau yang mewakili PH tewas di tangan calon BN.
#SinarHarian #Threads #PRNJohor #rasmi #calontermuda #tewas #DUNKotaLama
https://t.co/9jxzBjZIog
[RASMI] PRN Johor: BN sah bentuk kerajaan negeri, menang 29 DUN
Keputusan itu diumumkan SPR dalam sidang media keputusan rasmi PRN Johor di Bangunan Sultan Ismail, Kota Iskandar pada Sabtu.
#SinarHarian #Threads #PRNJohor #Rasmi #BNmenangmudah #bentukkerajaannegeri #SPR
https://t.co/meKlutxdyJ
#BuletinBernama: NAIO akan diinstitusikan secara rasmi mulai 28 Julai
#digitalbernamatv #NAIO #AI #rasmi
#RASMI: Ururada JSP, Towfiiq, Sincad, Talo qaran, Tiir, Waaberi iyo Muwaadiniinta Soomaaliyeed oo galay Heshiis Siyaasadeed oo Rasmi ah.
#RASMI: Gaalkacyo ciidamo kale beesha leelkase ah oo ku biiray ciidanka faderalka Somalia
#Breaking: Odaayaasha Guurtida Leelkase oo Si Kulul uga Horyimid Wafdi Puntland Ka Socday Arrinta Ciidamada Ku Biiray Dowladda Federaalka”
@PhiloSomalia
#Rasmi: Waxaa hadda ka socda Hall ka Jaamacadda Ummada munaasabad lagu dhaarinayo Xildhibaanada cusub ee Golaha Deegaanka Muqdisho, iyadoo howlaha dhaarintu ay u socdaan si deggan oo nidaamsan. Hambalyo Hambalyo Hambalyo reer muqdishoo 👏👏🩵🩵👏👏👏💙💙💯💯🇸🇴

#Rasmi: Duulimaadkii soo noqoshada ee Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Lafta Gareen, oo ku wajahnaa Muqdisho oo la joojiyay (cancelled), sida aan xogta ku helnay.
Madaxweynaha ayaa haatan ku sugan dalka Sacuudiga, halkaas oo uu ku gudanayo acmaasha Cumrada.

#RASMI | Guddoomiyaha Aqalka Sare, Senator Cabdi Xaashi Cabdillaahi, iyo Guddoomiye Ku-xigeenka 1-aad ee Golaha Shacabka, Xildhibaan Sacdiyo Yaasiin Samatar, ayaa ka maqnaa ansixintii maanta ee Baarlamaanka.

#RASMI: Dr. Maryam Qaasim ayaa ku guulaysatay Guddoomiyaha Guddiga Xuquuqal Insaanka Soomaaliya

💥#RASMI | sida ay inoo xaqiijiyeen xubno ka tirsan Midowga Haybad Qaran, waxaa saaka Muqdisho imaanaya saddax kamid ah aasaasayaasha Midowga.
Madaxweynihii hore ee Galmudug Cabdikariim Xuseen Guuleed, Guddoomiye Cabdirisaaq Khaliif Axmed iyo Lataliyihii hore ee Amniga Qaran Fahad Yaasiin ayaa goor dhaw ka soo degaya Muqdisho.
Ujeedkooda ayaa ah inay ka qaybgalaan shirka koowaad ee asaaska iyo daahfurka Xisbiga Haybad Qaran oo Muqdisho ka dhacaysa 8-da bishan Jannaayo.


Puteri Aiko berkenan adakan lawatan rasmi ke Laos
#MediaPermata #BeritaBrunei #ASEAN #puteriaiko #berkenan #adakan #lawatan #rasmi #laos
https://t.co/TkVsw0gbtP
#Rasmi
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa 27-ka Nofeembar 2025 bilaabeysa nidaamka ETA (Electronic Travel Authorisation), si ay u xakameyso socdaalka rakaabka. Nidaamkan cusub ayaa si toos ah ula xirnaan doona shirkadaha diyaaradaha iyo hay’adaha Socdaalka.
Shirkadaha diyaaradaha lama oggolaan doono inay qaadaan rakaab aan haysan oggolaansho ETA.

#RASMI: Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, iyo Guddoomiyaha Gobalka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Xasan Maxamed Xuseen, ayaa galabta ka qaybgali doona si wadajirna u soo xiri doona tartanka kubadda cagta ee degmooyinka Gobalka Banaadir.
@MunicipalityMog

Most Popular Users

Elon Musk 
@elonmusk
241.7M followers

Barack Obama 
@barackobama
119M followers

Cristiano Ronaldo 
@cristiano
114.3M followers

Donald J. Trump 
@realdonaldtrump
111.9M followers

Narendra Modi 
@narendramodi
107.2M followers

Rihanna 
@rihanna
98.7M followers

NASA 
@nasa
92.4M followers

Justin Bieber 
@justinbieber
91.8M followers

KATY PERRY 
@katyperry
90M followers

Taylor Swift 
@taylorswift13
83.9M followers

Lady Gaga 
@ladygaga
75.4M followers

Virat Kohli 
@imvkohli
73.3M followers

Kim Kardashian 
@kimkardashian
70.9M followers

YouTube 
@youtube
68.8M followers

Neymar Jr 
@neymarjr
66.3M followers

Bill Gates 
@billgates
65.1M followers

Selena Gomez 
@selenagomez
63M followers

The Ellen Show
@theellenshow
62.3M followers

CNN 
@cnn
61.8M followers

X 
@x
60.7M followers














