Top Tweets for #Rayidka
Hay’adda #duulista #rayidka #soomaaliyeed, Waa ku khaldan tahay inay ku tilmaanto kooxda dawladnimada diidan ee #hargaysa iyo #burco ka talisa inay yihiin maamulka “#waqooyi”
Sida dawladdu ogtahay, waqooyi waxaa ka jirta @SSCKhaatumo oo ayidsan dawladnimada iyo qaranimada soomaaliyeed, sidoo kale waxaa kajirta @AsmAwdal oo Iyana ayidsan silamid ah,
Kolkaas Waa khalad luuqaddeed iskuqaadidda gobolladda waqooyi! Waana naaxin iyo awoodsiin koox tamar yar oo labo magaalo oo dadkii joogayba nacay hab-maamulkooda iyo fekerkoodda gurracan,
Fadlan hala saxo,
@sntvnews1 @Sadia_Elmi1 @HassanSMohamud @HamzaAbdiBarre @radiodaljir @RadioMuqdisho @SONNALIVE @AhmedMoFiqi @Som_CAA @MohamedASalat

Hambalyo Guddoonka cusub ee #Guddiga #Qaranka #Shaqaalaha #Rayidka #Dowladda #Soomaaliya ee shalay lagu doortay #Muqdisho. Guddoomiye Xasan Abshirow, Guddoomiye KX Cali Muumin iyo Xoghaye Guud Deeq Xaaji Ciise waxaan u rajaynayaa guul iyo horumar. @TheNationalCiv2, @AliMumin12.

Ciidanka X D S Gutada 16 Ururka 6 Ee Danab Kuwasoo Hayasta Shaqada Loo Idmaday Shaqadaso Ah Kahortaga #Cadowga Iyo Takuleynta Dadka #Rayidka Ah Kuwasoo
Walo Kaladuwan Ugu Deqay Dad Rayid Ah Oo Tabaleysan @KowDanab @pride_somalia @DanabJubaland #sna #Somalia #dana

Waxaanu abaabulaynaa #Ururada #Rayidka ah ee #Somaliland si aanu kor ugu qaadno heerka #Nafaqada guud ahaan.
Fadlan aynu taageerno dedaalada kor loogu qaadayo heerka nafaqada Somaliland si aynu u dhisno jiil xor ka ah gaajo iyo nafaqo-darro. @SLCSNSUN @Nutrition_Som @SUN_Movement

Shir aqoon iswaydaarsi ah ee fureen madaxda dowladda oo ka mid ahayeen Gudoomiyaha Guddiga Shaqada iyo Shaqaalaha, Wasiirka Shaqada iyo Arimaha Bulshada, Xog Hayaha Joogtada Xafiiska Ra'iisul Wasaaraha iyo Hanti Dhowrka Guud ee Qaranka. #Tirokoobka #Shaqaalaha #Rayidka

Last Seen Hashtags on Sotwe
Most Popular Users

Elon Musk 
@elonmusk
241M followers

Barack Obama 
@barackobama
119.2M followers

Cristiano Ronaldo 
@cristiano
112.1M followers

Donald J. Trump 
@realdonaldtrump
111.8M followers

Narendra Modi 
@narendramodi
107.1M followers

Rihanna 
@rihanna
98.1M followers

NASA 
@nasa
92.2M followers

Justin Bieber 
@justinbieber
91.3M followers

KATY PERRY 
@katyperry
88.5M followers

Taylor Swift 
@taylorswift13
82.4M followers

Lady Gaga 
@ladygaga
73.9M followers

Virat Kohli 
@imvkohli
71.2M followers

Kim Kardashian 
@kimkardashian
70.2M followers

YouTube 
@youtube
68.7M followers

Bill Gates 
@billgates
64.4M followers

Neymar Jr 
@neymarjr
64.1M followers

The Ellen Show
@theellenshow
62.4M followers

CNN 
@cnn
61.8M followers

Selena Gomez 
@selenagomez
61.6M followers

X 
@x
60.8M followers












