Top Tweets for #SAWIRO
#Sawiro: Wasiirka wasaaradda warfaafinta, dhaqanka iyo wacyigelinta oo ay weheliyaan wasiir-ku-xigeenka iyo agaasimaha guud ee wasaaradda ayaa kulan is-barasho ah la qaatay ururrada warbaahinta Somaliland ee kala ah SOLJA, WIJA iyo FIMA.
Kulankan oo daarranaa dardargelinta xidhiidhka wada-shaqayneed ee Wasaaradda warfaafinta, dhaqanka iyo wacyigelinta iyo ururrada warbaahinta.
Intii kulanku socday waxa laga wada hadlay in laga wada shaqeeyo ansixinta xeerka saxaafadda ee hor yaalla Golaha Wakiillada JSL, waxa kale oo laga hadlay in laga wada shaqeeyo qabanqaabada munaasibadda 18 ka May ee innagu soo fool leh.
Ugu danbayntii waxa la isla qaatay in laga wada shaqeeyo difaaca qaranka Jamhuuriyadda Somaliland iyo arrimaha aqoonsiga.

#Sawiro: Wasaaradda warfaafinta, dhaqanka iyo wacyigelinta Jamhuuriyadda Somaliland iyo Komishanka maamul wanaagga ayaa si wadajir ah u qabtay munaasibad lagu shaacinayo barnaamijyo wacyigelineed oo ay wasaaradda iyo komishanku ka wada shaqayn doonaan.
Kulanka waxa ka qayb galay, Wasiir-ku-xigeennada wasaaradda warfaafinta, guddoomiyaha Komishanka maamul wanaagga, agaasimaha guud ee wasaaradda warfaafinta, agaasimaha guud ee Komishanka maamul wanaagga iyo agaasime-waaxeedyo ka kala socda labada hay'adood.
Waxaana kulankaa la iskula qaatay in si joogto ah looga wada shaqeeyo barnaamijyada iyo farriimaha wacyigelinta ah ee ay bulshada ugu xil saaran yihiin Komishanka maamul wanaagga iyo wasaaradda warfaafintu.

#Sawiro: Hay'adda caymiska qaranka Jamhuuriyadda Somaliland iyo wasaaradda warfaafinta, dhaqanka iyo wacyigelinta oo kala saxeexday heshiis la xidhiidha wacyigelinta caymiska.
Heshiiskan isfahan ayaa ujeeddadiisu ahayd wacyigelin ta arrimaha caymiska oo laga bilaabayo gobollada dalka oo dhan si bulshadu u fahanto muhiimadda caymisku leeyahay, waxaana la isla gartay in wasaaradda warfaafinta oo maamusha warbaahinta dawladda iyo hay'adda caymiska qaranku ay si wada jir ah uga qayb qaataan.
Kulan ka waxa goobjoog ka ahaa masuuliyiinta sare ee hay'adda caymiska qaranka oo uu hoggaaminayo guddoomiyaha hay'addaas mudane Axmed Xirsi Ducaale isla markaana ay weheliyaan agaasimaha guud iyo xubno ka tirsan agaasime-waaxeedyada hay'addaas, halka dhinaca wasaaradda warfaafinta na ay goobjoog ahaayeen Wasiir-ku-xigeenka wasaaradda mudane Muuse Askar Guuleed oo ay wehelinayaan agaasimaha guud ee wasaaradda Cabdisalaan Maxamuud Ducaale (Ilkacase) iyo qaar ka mid ag agaasime-waaxeedyada wasaaraddu.
Heshiiska waxa dhinaca hay'adda caymiska qaranka u saxeexay guddoomiyaha hay'addaas Axmed Xirsi Ducaale, halka wasaaradda warfaafinta na uu u saxeexay Wasiir-ku-xigeenka wasaaraddu Muuse Askar Guuleed.

#Sawiro
Kulankii shaacinta Ururka Midnimada Adal ee Gobolada Awdal Selel iyo Gabilay.

#Sawiro -: Ufur wadareedka sanad laha ah ee Ethiopian Airlines
Ethiopian Airlines has organized Iftar dinner programs during Ramadan, especially in Garowe, Puntland Somalia.
@flyethiopian #TheSpiritofAfrica #EthiopianAirlines

#sawiro: Magaalada Qardho ayaa maanta Waxaa gaaray wafti ka kooban Wasiiro iyo Masuuliyiin ka tirsan Guddiga Gurmadka Abaaraha Puntland.

#Sawiro: Agaasimaha guud ee Wasaaradda Warfaafinta ayaa xilalkii u kala wareejiyey Agaasime waaxeeddadii cusbaa iyo kuwii hore.

#Sawiro: Maalinta 2aad ee Kulanka Qorshaha 2026:
Agaasimaha guud ee Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta Mudane Cabdisalaan Maxamuud Ducaale (Ilkacase) ayaa maanta daahfuray kulanka dejinta qorshaha cusub ee Wasaaraddu ku shaqayn doonto sannadka 2026. Kulankan oo ujeeedkiisu ahaa sidii madax-qaybeedyada kala duwan ee Wasaaraddu qayb uga noqon lahaayeen la-tashiga iyo dejinta qorshaha cusub.
Waxaa halkaa ka hadlay agaasimaha Waaxda Qorsheynta iyo Siyaasadaha Wasaaradda Warfaafinta, isaga oo la wadaagay mudnaanaha qorshaha guud ee laba sano iyo badhka soo socda laga doonayo in ay qabato Wasaaradda Warfaafintu.
Ugu danbayn, madaxa qaybta Kormeerka iyo Qiimaynta ee Waaxda Qorsheynta iyo Siyaasadaha ayaa u jeediyay mawduuc ku saabsan habka loo diyaariyo qorshayaasha, dabagalka iyo kala hormaynta.

#Sawiro Wasiirka Caafimaadka Puntland Siciid Jaamac Qorsheel ayaa xariga ka jaray CT-SCAN Casri ah oo laga hirgaliyey isbitaalka guud ee Qardho kaasi baahi wayn loo qabay bukaanaduna ay u aadi jireen Garowe iyo Bosaaso.

Sawirro Qaybta 1aad: Xafladda Qalinjebinta Dufcadda 14aad ee Jaamacadda Badda Cas.
#Qalinjebin14
#RSU
#Sawiro
#14Batch.
#Classof2025.

#Sawiro: qaybta 1aad ee ๐๐ฎ๐ฅ๐๐ง ๐ก๐๐ฐ๐ฅ๐๐๐๐ค๐ ๐๐ข๐ฒ๐๐๐ซ๐ข๐ง๐ญ๐ ๐๐จ๐ซ๐ฌ๐ก๐๐ก๐ ๐ฆ๐ฎ๐๐๐๐ ๐๐ก๐๐ฑ๐ ( ๐๐๐๐-๐๐๐๐) ๐๐ ๐๐๐๐ง๐ค๐ ๐๐จ๐ฆ๐๐ฅ๐ข๐ฅ๐๐ง๐.
Dooda Maanta waxa diiradda lagu saaray dib-u-eegista Himiladda (Vission), Hiigsiga(mission) iyo Yoolasha Baanka Somaliland ku shaqayn doono Saddexda sanadood ee soo socda iyadoo la qiimaynayo horumarka la doonayo mustaqbalka in laga sameeyo dhinacyadda joogtaynta xasliloonidda iyo kobcinta dhaqaalaha, xoojinta iyo Horumarinta Hayโaddaha maaliyadeed ee horumarinta nidaamyada lacag bixinta, casriyeynta adeegyada baanka, iyo kobcinta aqoonta shaqaalaha.

#Sawiro Magaalada Garowe waxaa caawa lagu qabtay xaflad lagu daah-furayo abaalmarinta sanadlaha ah ee Puntland Awards.

#Sawiro :- Magaalada Boosaaso waxa maanta xariga laga jaray maxjarka xoolaha ah ee shaakir International Veterinary Quarantine Company.

#Sawiro:-SHIRKADDA ADMIRE ENERGY LIMITED OO $30,000 UGU DEEQDAY DHISMAHA WADDADA DHAADAARโBACAADโBOOSAASO.

#SAWIRO:- Xarunta gobalka Bari ee Boosaaso waxaa lagu qabtay kulan looga hadlayay sidii loo taageeri lahaa ciidanka Difaacada DPL & in layska kaashado oo meel looga soo wada jeesado kooxaha argagixisada Daac1sh, Sidoo kale in la adkeeyo midnimada iyo iskaashiga bulshada

#Sawiro : Magaalada Boosaaso Waxa lagu Daahfuray Tartanka heerka 3-aad ee dhalinyarada xaafadda Umul-Qura.

#Sawiro: Gudoomiye ku xigeenka Degmada Waaciye Mudane Cabduqaadir Siciid Maxamuud ayaa Ku soo dhoweeyay Mareeyaha Guud ee Wakaaladda Horumarinta Biyaha Puntland, Maxamed Cabdulqadir Maxamed, oo safar shaqo ku tagay degaanka Sheerbi, oo ka tirsan gobolka Karkaar.

Last Seen Hashtags on Sotwe
teenager
Seen from Pakistan
samyking
Seen from France
เธเธฒเธขเนเธเธตเนเธขเธงเธเธงเธเธเนเธณเธกเธฑเธ
Seen from Thailand
Teenage() ((())) +filter:native_video
ๆๅฒ
Seen from United States
momson
Seen from United States
่ท่ธช
Seen from Switzerland
momsonincest
Seen from Saudi Arabia
ๆๆกฉๆบ
Seen from United States
Most Popular Users

Elon Musk 
@elonmusk
241M followers

Barack Obama 
@barackobama
119.2M followers

Cristiano Ronaldo 
@cristiano
111.8M followers

Donald J. Trump 
@realdonaldtrump
111.8M followers

Narendra Modi 
@narendramodi
107M followers

Rihanna 
@rihanna
98M followers

NASA 
@nasa
92.2M followers

Justin Bieber 
@justinbieber
91.2M followers

KATY PERRY 
@katyperry
88.3M followers

Taylor Swift 
@taylorswift13
82.2M followers

Lady Gaga 
@ladygaga
73.7M followers

Virat Kohli 
@imvkohli
71M followers

Kim Kardashian 
@kimkardashian
70.1M followers

YouTube 
@youtube
68.7M followers

Bill Gates 
@billgates
64.3M followers

Neymar Jr 
@neymarjr
63.8M followers

The Ellen Show
@theellenshow
62.4M followers

CNN 
@cnn
61.8M followers

Selena Gomez 
@selenagomez
61.4M followers

X 
@x
60.8M followers