Top Tweets for #SomalilandUnityPower
Madaxwayne @Abdirahmanirro, oo saakaba ay hogaaminayaan kolonyo ciidanka @MadaxtooyadaJSL ayaa kulan la yeeshay qaar kamida haldoorka bariga burco.
#SomalilandUnityPower🇭🇺
Dr. Bayle Waxaa uu cadeeyey in Madaxwayne dooran Dr. @Abdirahmanirro yahay shaqsiga maanta Somaliland bad baadin kara, sidoo kalana marxaladan ay ku jirto ka saari kara✌🏽🧡.
#Vote4Cirro🗳️✌🏽
#SomalilandUnityPower🤝🏽✊🏽
Breaking:-
Dr Cabdirahmaan Ducaale - Bayle iyo aqoonyahan uu hogaaminaayo oo ka soo jeeda Gobalka AWDAL ayaa maanta shaaciyey inuu si rasmi ah ugu biireen xisbiga mucaaridka ah ee @WaddaniP .
#Vote4Cirro🗳️
#Orangerevolution🍊🧡

Musharax madaxwayne Dr. @Abdirahmanirro Oo Shahaadada Walaalaynta umadda Somaliland gudoonsiiyay Suldaan Xasan Suldaan Cabdilaahi Suldaan Cabdiraxmaan Suldaan Diiriye 👑🥇🏆.
#SomalilandUnityPower✊🏽
#SomalilandTogether🤝🏽
📍Farawayne Maroodijeex, Somaliland🇭🇺
#Suldaan xasan oo musharax Cirro kuso dhaweyey degmada Faraweyne ee gobolka maroodijeex.
#Vote4Cirro🗳️🧡
#Orangerevolution🍊🧡
#Hargeisa Iyo soo dhawaynta waftigii uu hogaaminayay Madaxwayne dooran Dr. @Abdirahmanirro oo ciidu dhaqaaqday🧡🔥.
HARGEYSI maanta Way hadashay oo isbadel ayay qaadatay.
#SomalilandUnityPower🧡✊🏽
#Cirro4Somaliland🗳️🧡🍊

Xildhibaan @MohamedAbibMP ayaa hadda si rasmi ah u helay xorriyaddiisa kadib Amarkii Maxkamadda sare ee saaka iyo dadaalkii isbahaysiga mucaaradka ee uu hogaamiye Madaxwayne dooran Dr. @Abdirahmanirro👑
#SomalilandEqualJustice🇭🇺
#SomalilandUnityPower🤝🏽✊🏽

Saaka waxa aan safar jarmaado ah ku tegay Xabsiga weyn ee Mandheera oo uu ku xidhan yahay halgamaa shacab Xildhibaan Maxamed Abiib .
Xildhibaanka oo aan la kulmay waxa aan ka xaal wareystay xaladdiisa caafimaad, bad-qabkiisa iyo qaabka loola dhaqmo, Xisbi ahaan iyo Musharrax ahaanna waxa aan u caddeeyey inuu caddaalad heli doono, sharci darro iyo dastuur jabinna uu ku xidhan yahay, Somaliland oo dhamina ay xadhigiisa ka gilgilatay.
Xildhibaan Abiib, waa shakhsiyad keenadiid ah, dulmidiid ah, oo u ah bulshada reer Somaliland caroogga iyo codkooda dheer, ma istaahilo mana mudnayn in afka laga xidho codkaas oo ku fadhiya matalaad reer AWDAL ah, waxa aan ku baaqeynaa in Xildhibaanka degdeg xorriyaddiisa loogu soo celiyo.

#Boorama:-
waxaa si xoogan uga socda qaban-qaabada soo dhawaynta Waftiga uu hogaaminayo Musharax Madaxwayne Dr @Abdirahmanirro iyo Musharax Madaxwayne Ku Xigeen Mohamed Ali Abdi.
#Vote4Change🧡
#SomalilandUnityPower🤝🏽
#OrangeRevolution🧡🍊
@SLNECHQ oo ku dhawaaqay sida ay u kala horeeyaan ee ay uugu kala qoranyihiin warqada codaynta Xisbiyada qaranku Doorashada Madaxtooyada Somaliland.
1 Waddani
2 Kulmiye
3 Ucid
@Abdirahmanirro @HersiAHassan
#Vote4Cirro🗳️🧡
#SomalilandUnityPower🤝🏽✊🏽
#OrangeRevolution🧡🍊
MUNAASIBADIHII, SOO DHAWEYNIHII & MUUJINTA TAAGEERADA SHACABKA SOMALILAND OO HALKODII KASII SOCDA🧡
@Abdirahmanirro
#Vote4Cirro🗳️
#SomalilandUnityPower🤝🏽✊🏽
#OrangeRevolution🧡🍊
Here we go!📙🦅🤝🏽
Tiirkarka Barnaamij Siyaasadeedka Xisbiga @Waddani 🦅🍊🦅, 2024 !
Wadajir iyo Waxqabad 📙 📙
@Abdirahmanirro @HersiAHassan @khadarlooge
#SomalilandUnityPower🤝🏽✊🏽
#Vote4Cirro🗳️
#OrangeRevolution🧡🍊

Finally @WaddaniP released its political program for 2024 - 2029 (Manifest) today.
#Vote4Cirro🗳️
#SomalilandUnity🤝🏽
#OrangeRevolution🧡🍊
#Saaka musharax Madaxwayne Dr @Abdirahmanirro iyo u diyaar garawga shirka golaha dhexe ee xisbiga aqlabiyada shacabka JSL💚🤍❤️.
#Vote4Cirro🗳️🧡
#SomalilandUnityPower🤝🏽✊🏽
#SLNeedsChange🗳️
#OrangeRevolution🧡🍊
Beeshii Madaxwayne Biixi Oo Caawa @WaddaniP iska Xaadiriyay🦅🍊🦅.
August-15-2024.
#SomalilandUnityPower✌🏽✊🏽
#OrangeRevolution🧡🍊
#SLElections🗳️🧡
#SLDemocracy🗳️
Caawa Iyo Hargeisa:-
Boqolal taageerayaal ah oo oo ka soo jeeda gobolka M/Jeex oo ku soo biiray Xisbiga @WaddaniP.
#SomalilandUnityPower✌🏽✊🏽
#OrangeRevolution🧡🍊
#SLElections🗳️🧡
#SLDemocracy🗳️
Caawa Iyo Hargeisa:-
Boqolal taageerayaal ah oo oo ka soo jeeda gobolka M/Jeex oo ku soo biiray Xisbiga @WaddaniP.
#SomalilandUnityPower✌🏽✊🏽
#OrangeRevolution🧡🍊
#SLElections🗳️🧡
#SLDemocracy🗳️
Musharax Madaxwayne Dr @Abdirahmanirro iyo Mawqifkiisa Ku aadan Ictiraafka Somaliland💚🤍❤️
Diplomacy in ka badan 20 years diplomacy yada kusoo dhex jiray xog badana og weeyee nala dooro muwaadin.
#Cirro4President✌🏽
#SomalilandUnityPower🤝✊🏽👊🏽
#VoteForChange🗳️🧡
#SLElections🗳️
Last Seen Hashtags on Sotwe
Most Popular Users

Elon Musk 
@elonmusk
240.5M followers

Barack Obama 
@barackobama
119.3M followers

Donald J. Trump 
@realdonaldtrump
111.7M followers

Cristiano Ronaldo 
@cristiano
110.3M followers

Narendra Modi 
@narendramodi
107M followers

Rihanna 
@rihanna
97.6M followers

NASA 
@nasa
92.1M followers

Justin Bieber 
@justinbieber
90.8M followers

KATY PERRY 
@katyperry
87.5M followers

Taylor Swift 
@taylorswift13
81.3M followers

Lady Gaga 
@ladygaga
72.9M followers

Kim Kardashian 
@kimkardashian
69.7M followers

Virat Kohli 
@imvkohli
69.6M followers

YouTube 
@youtube
68.7M followers

Bill Gates 
@billgates
63.8M followers

The Ellen Show
@theellenshow
62.5M followers

Neymar Jr 
@neymarjr
62.3M followers

CNN 
@cnn
61.9M followers

X 
@x
60.8M followers

Selena Gomez 
@selenagomez
60.6M followers



