Top Tweets for #Soonqaad
#Ciid #wanaagsan dhammaan Asxaabta iyo Walaalaha qiimaha badan ee halkan ku walaalownay.
Allaha naga aqbalo acmaashii iyo cibaadadii bishii barakeysneyd ee #Soonqaad (Ramadaan).
#MrPLaN
Soonqaad wanaagsan guud ahaan caalamka Islaamka, gaar ahaanna reer Somaliland.
#Soonqaad
#Ramadaan
#1445Hijri
Dhammaan ummadda Islaamka waxa aan ugu hambalyaynayaa dhalashada bisha barakaysan ee Ramadaan, 1445H. Waxa aan Ilaahay weydiisanaynnaa sida uu bilowgeeda inoo haleeshiiyey inuu inagu mannaysto dhammaystirkeeda, inana waafajiyo cibaadada iyo camalka wanaagsan, inagana yeelo kuwa uu cafiskiisa ku gallado ee uu naarta ka xoreeyo.
Sida suubbanahu N.N.K.H inoo sheegay, kolka Ramadaan bilato, Malag ka mid ah Malaaโigta ayaa dadka u baaqa, oo inta khayrka maaggan ugu baaqa inay camalka iyo cibaadada u soo jeedsadaan, inta sharka maaggana ugu yeedha inay ka gaabsaan oo towbadda haleelaan. Sidaa awgeed, waxa aan naftayda iyo nafihiinnaba kula dardaarmaya in bishan barakaysan camalka san iyo cibaadada loo jeesto oo wanaagga iyo samafalka lagu dedaalo.
"ุงููููููู
ูู ุฃูููููููู ุนููููููุง ุจูุงูุฃูู
ููู ูุงูุฅููู
ูุงููุ ููุงูุณูููุงู
ูุฉู ูุงูุฅูุณููุงู
ูุ ุฑูุจููู ูุฑูุจูููู ุงูููููุ ูููุงูู ุฑูุดูุฏู ูุฎูููุฑู."

An idin xasuusiyee Soon-qaad waxaa ka dhiman Wax ka yar 40 Maalin (<40)! Diyaar sii noqo!
๐คฒุงููููููู
ูู ุจูุงุฑููู ููููุง ููู ุฑูุฌูุจู ูู ุดูุนูุจูุงูู ูู ุจููููุบูููุง ุฑูู
ูุถูุงู
#Soonqaad

#Soonqaad iyo Sawir

Fadliga curashada bisha barakaysan awgeed, waxaan idin leennahay #Soonqaad wanaagsan.๐
Waxaan ummadda Soomaaliyeed u rajaynaynaa in Alle uga dhigo mid xasillooni, barwaaqo iyo caafimaad.
ุฑู
ุถุงู ูุฑูู

#ุฑู
ุถุงุฑ ู
ุจุงุฑู ูู ุนุงู
ูุงูุชู
ุจุฎูุฑ
#Ramadaan Mubarak
#Soonqaad wanaagsan dhamaan #muslimiinta aduunka
Waxaa lagu jiraa maalmihi ugu danbeeyey ee soonka uguna khayrka badnaa ee aan ka faaidaysano, illaahay SWT waxaan ka baryaynaa inuu naga aqbalo acmaasha ee aan samaynayno madama aan nahay addoomadiisa.
#Soonqaad #Suuban #walaalayaal.
Waan ognahay inaadan deyneynin e, Midkee jeceshahay?
SAMBUUS: Love โค๏ธ
BUR/Mandazi: Retweet ๐
#Soonqaad

Galab wanaagsan, halkeed maanta joogtaa oo aad ku affureysaa? #Soonqaad

Last Seen Hashtags on Sotwe
milf #latina
Seen from Algeria
momson()********** filter:native_video since:2026-07-18
Ometv
ๅๅฟๆตดๆฑ
ใใใกใ
Seen from Japan
ๅๅธณNo21ใง2ๆ1ๆฅใฏ้ฌผไธธๅฝ็ถฑใฎๆฅ
Seen from United States
varjrayanabuddhism
Seen from United States
KissRebreathers
Seen from United States
้ด่
Seen from United States
momson()***** + filter:native_video
Seen from United States
Most Popular Users

Elon Musk 
@elonmusk
240.9M followers

Barack Obama 
@barackobama
119.2M followers

Donald J. Trump 
@realdonaldtrump
111.8M followers

Cristiano Ronaldo 
@cristiano
111.7M followers

Narendra Modi 
@narendramodi
107.1M followers

Rihanna 
@rihanna
97.9M followers

NASA 
@nasa
92.2M followers

Justin Bieber 
@justinbieber
91.1M followers

KATY PERRY 
@katyperry
88.2M followers

Taylor Swift 
@taylorswift13
82.1M followers

Lady Gaga 
@ladygaga
73.6M followers

Virat Kohli 
@imvkohli
70.8M followers

Kim Kardashian 
@kimkardashian
70.1M followers

YouTube 
@youtube
68.7M followers

Bill Gates 
@billgates
64.2M followers

Neymar Jr 
@neymarjr
63.7M followers

The Ellen Show
@theellenshow
62.4M followers

CNN 
@cnn
61.8M followers

Selena Gomez 
@selenagomez
61.3M followers

X 
@x
60.8M followers














