Top Tweets for #Xasuus
AAW during the xasuuq of Sool, Lascaanod
#Xasuus
Kursi si uu u fuulo, dad badan oo Muslimiin ah ayuu murtad ku tilmaamay!
Dhalinyaro badan ayuu dagaal ku xasuuqay!
Maxaad ka xasuusataa hadaladiisa ?
#Xasuus #DagaalOoge @HESharifShAhmed

#Xasuus fact and Check βΌοΈAwil Yaa dhahay Isaaq Waxaa looga taliyaa Marfsihka.?π
@FaisalAliWarabeboow Dadkiina shacabkiina been baad u sheegtaan saw maaha oo Halista ma qiimayn kartaan waxaad tihiin bilaa odoros.?
#Xasuus
Allah ha u naxariistee waa Madaxweyne Maxamed X. Ibrahim Cigaal oo 18.5.1995 ka hadlaya kheyriyada Hargeysa.
Waa 30 sano ka hor iyo geedigii dawlad-dhiska Somaliland.
Waa ilaahay mahadii hadaan goob ahaa maalintaas iyo kheyriyadaas cawlan ee aad aragtaan.
#18May2025
#XASUUS = Maanta Oo Kale 23-Sannadood Ka Hor Oo Ku Beegnayd 03-dii May 2002-dii Ayuu Geeriyooday Madaxweeynihii Labaad Ee Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Marxuum Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal Alle Ha U Naxariistee.
Wuxuu Ahaa Aabiihii Qarankeena Quruxda Badan Ee Jamhuuriyadda Somaliland Seeska U Dhigay, Wuxuu Kaloo Ahaa Madaxweeynihii Dhisay Doowladdnimadeena , Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland Hirgalliyay, Lacagta Jamhuuriyadda Somaliland ( Somaliland Shilling ), Dhismaha Ciidanka Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland Ee Kala Duwan , Nidaamka Asxaabta Badan , Iyo Dib-U Heshiisiintii ShacabWeeynaha Wallaallaha Ah Ee Reer Somaliland Wuxuu Ahaa Madaxweeynihii Hirgalliyay Ee Sameeyay Wax Walba Oo Uu Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland Leeyahay .
Madaxweeyne Marxuum Cigaal Wuxuu Madaxweeynaha Jamhuuriyadda Somaliland Noqday 16-Kii May 1993-kii, Wuxuuna Dalka Koonfur Afrika Ku Geeriyooday Alle Ha U Naxariistee 03-dii May 2002-dii.
Godka Lagu Janneey Wuxuu Ahaa Geesi Innaga Baxay . , Abaalkiisa Illaahay Swt Jannattull Fardowza All-Acllaa Ha Ka Dhigo.
Jamhuuriyadda Somaliland Ha Noollaatoβ
#Xasuus Ogaas Mustafe with the former president of Ethiopia: Sahle-Work Zewde.

#Xasuus. Wll #Somaliyeed ma qumanayd in doorfalkaas la maxkamadeeyo. Ma qumanayd in #Somaaliland & #Daacish aan isku mid u aragno. Hadii aan jawaabtu Haa noqon. Muslinimada iyo Somalinimadu waa daciif. Dulmiga illahay waa diidey, Idoorna weli dulmigii bay wadaan.
#Fiqi_Muxumud Baa wada suntaday
#Ganki #rer #Sadeπππππ
Kala xiray xadkii Balanbal iyo xaruntii
Reer #Diini #Xasuus 2003 ππ
Nasteex in aad faanto iyo yaa Toleey
Kala saar
Anaga nabad idinka ma Baryeeyno
Waayo wanaqaan sida lidiin laayo
#Laan_dheer waa Dabin aad
iigu jirto ππ
Anaga Maxaan qasaarey naa iswey Diibal πππππ
Hada adigu waxaad aamin santahay
Sidii adeeradaa #Qoosyar ood Tirtiri kartaan πππ
Balse hadii aderadaa soo Noolan lahayen way kuu sheegi llahayen in #Qooska_reer #Fiqi #Cabsi #Cabsi yahay ππ
Aniga 5 sano qabsadey in aan #Caabud_waaq kulayeeysho bal aan aragno idinka in aad nalala lahaatan #Laan_dheer π
30daqiiqo ka hor Ana kaso qaday dad Sarna marka sadaqow gacan adan jabin karin ha isku dayin inad salaxdo nabaduna aday dantu kugu jidha oo hurshe iyo xareele waxa kaliya ah ee wadooyikoda xiran isku furi kara wa nabad adana dantu kugu jirta o wlhy ahπ https://t.co/xfFlRgrlXs

Dugsiga Tobabarka ee Xalane in 1970s.
#Xasuus
https://t.co/eEq2FN7FNl
Watch our 2 month long investigative report detailing the Federal Governmentβs war on Al-Shabab terrorists.
This intriguing program contains the scope of repeated Al-Shabab attacks on encircled military bases, their facilitation, inside information & the lack of intelligence.
#Xasuus & #HartiPower ;18/3/2023
Waa Buraanbur Loo Tiriyey Halgamaa #Ciise_Ruush ama #Hiil_Harti ama #Hiil_Walaal ama #Cabdimudalib_Cabdi_Shireππ―πΈοΏ½οΏ½π§πΈπΈπ΄ππΎπ₯ππ€π€ππ²πΌπ±πΊπ₯
#Hartinimo iyo #Daaroodnimo iyo #Soomaalinimo ayaa kaliya oo na-deeqdaπ―β
πΈπ΄πππ ππΎ
#CiiseMaxamuudππΈπ±#Puntland #MJπΈπ± #D5π²πΌπ±πΊππΈπ΄π₯
#Xasuus
The reason why Farmaajo couldn't recognize SSC as Federal state! ππ½
1οΈβ£π½ Garaad Jama Garaad Ismail receives the "President of Somaliland" in SSC region
2οΈβ£π½ Farmaajo's efforts to end the separatistim in northern Somalia, including SSC region, in its entirety!
#XASUUS
#15.Oktober waa maalintii ladilay Madaxweynihii hore ee #JS #Cabdirashiid Cali Sharmaarke. Illaahey naxariistii jano haka waraabiyo qabrigana ha u waasiciyo AAMIIN π€².
Sawirka 2aad
4 beri ka hor Inqilaabkii Military & 2-maalmood kadib dilkii- Sharmaarke (Raximahullah)

#Xasuus: 2009 waxaa dalkeenna soo wajahay halis - halistaa oo ahayd budhcad badeedda Somalia.
Secret mission ayaanu ku nimid #Somaliland si aanu u qalabayno Ciidamada Badda SL si ay dalkan ugu difaacaan halista budhcad badeedda Somalia.
Waxaanu la kulanay Madaxweyne Riyaale, Admiral Osman iyo saraakiisha Ciidanka Badda. Waxaanu ku guulaysan inaanu qalabayno Ciidankeenii Badda 2009. Maanta 2023 waxaa dalkeenna soo wajahday halis kale, - Huwan.

#Xasuus: Aadan Cabdulle Cismaan, Aasaasihii Jamhuuriyadeenna Soomaaliyeed @Soomaaliya, wuxuu ahaa madaxweynihii ugu horreeyay ee horseed ka noqda;
Laga bilaabo Diisambar 9, 1908, ilaa Juun 8, 2007, wuxuu nala joogay nolasha ifka.
Lixdankii ilaa todoba iyo lixdankii, wuxuu u adeegay ummaddiisa, Julaay kowdii ilaa Luuliyo lixdeedii, xilkiisa ma seegin sidii ay ummaddiisu u baahnayd.
Nabad ha ku nasato, naftiisa qaaliga ah Janatul Firdowsa. 98 sano ayuu noolaa, ka dibna waxaa oofsaday Eebe (SWT); 16 sano ayaa ka soo wareegtay maalintaas murugada leh.
#Hadaba:
1. Aynu qirno noloshii iyo waxqabadkii Aadan Cabdulle Cismaan.
2. Aynu wakhti qaadanno, si aan wax badan uga ogaano noloshii Aadan Cabdulle Cismaan. Akhriso taariikhdiisa iyo macluumaad kasta oo isaga laga heli karo.
3. La xidhiidh eheladii iyo qaraabadii uu ka baxay Aadan Cabdulle Cismaan oo qisooyin gaar ah iyo xusuus gaar ah u leh.

Last Seen Hashtags on Sotwe
rebeu #bi
Seen from France
NOlimit filter:videos
Seen from Colombia
jennifergranda
Seen from Ecuador
IconicBite
Seen from Russia
ΰΈΰΈ±ΰΈΰΉΰΈ’ΰΉΰΈΰΈΰΈ΄ΰΈΰΈ‘ΰΈ₯ΰΈ³ΰΈΰΈΉΰΈ
Seen from Thailand
Ψ°Ω
Ψ§Ψ±
Seen from Saudi Arabia
youthcentralYYC
Seen from United States
ΰΈΰΈΰΈ₯ΰΈ§ΰΉΰΈ²ΰΈ§ΰΈΰΈ£ΰΈ΅
Ψ―ΩΩΨͺ_Ψ¨Ψ―ΩΩ
Seen from Germany
Most Popular Users

Elon Musk 
@elonmusk
241M followers

Barack Obama 
@barackobama
119.2M followers

Cristiano Ronaldo 
@cristiano
112M followers

Donald J. Trump 
@realdonaldtrump
111.8M followers

Narendra Modi 
@narendramodi
107.1M followers

Rihanna 
@rihanna
98M followers

NASA 
@nasa
92.2M followers

Justin Bieber 
@justinbieber
91.2M followers

KATY PERRY 
@katyperry
88.4M followers

Taylor Swift 
@taylorswift13
82.3M followers

Lady Gaga 
@ladygaga
73.8M followers

Virat Kohli 
@imvkohli
71.1M followers

Kim Kardashian 
@kimkardashian
70.2M followers

YouTube 
@youtube
68.7M followers

Bill Gates 
@billgates
64.3M followers

Neymar Jr 
@neymarjr
64M followers

The Ellen Show
@theellenshow
62.4M followers

CNN 
@cnn
61.8M followers

Selena Gomez 
@selenagomez
61.5M followers

X 
@x
60.8M followers





















