Top Tweets for #Xaysimo
Ma rumaysan? Xaysimo waa dahab qarsoon oo ku yaalla Sanaag! πΏβ¨ Nolol fudud oo ka qaalisan magaalooyinka π
#Xaysimo #QuruxdaSoomaaliya #ε€§ζ²³γΉγγΌγ #ΰΉΰΈΰΉΰΈ²ΰΈΰΈ΅ΰΈΰΈ΅
Jidiinka dhoodiyeed gobolka #Sool ilaa gobolka #Xaysimo
#SSC_KHAATUMO
π· Abwaan Abdi Samad Ilkacase
Sabti 01/March/2025 - ilaa - khamiis 06/March/2025
Kormeerka Wasaaradda Waxbarashada hidaha iyo Tacliinta Sare #SSC_KHAATUMO Ee Dugsiyada H/Dhexe iyo Sare ee gobollada #Sool, #Xaysimo iyo #Sanaag.
...................................................................

Madaxwayne cabdulqadir aw cali firdhiye soo dhawoow baan leenahay waa udiyaar garownay caawa seexanba mayno
#SSC_KHAATUMO
Degmada taleex ee gobolka #xaysimo β€οΈ

Gobolka #xaysimo degmadiisa taleex ee #SSC_KHAATUMO ayaa si wayn looga dareemaya udiyaar garowga soodhaweenta madaxwaynaha dowladda #SSC oo la filayo in uu dhawaan halka gaaro.
Safarka madaxwaynaha ayaa noqonaya kii ugu horeyey ee tan iyo intii la doortay uu ku tago gobolka.

Badhasabka Gobolka #Xaysimo iyo Maayarka Degmada #Taleex ayaa la hadlay shacabka Gobolka Xaysimo ee #SSC_KHAATUMO
Taliye ku-xigeenka Booliska #SSC_KHAATUMO S/Guuto Cismaan Ibraahim Ducaale iyo Taliyaha Ciidanka Birmadka G/Dhexe Jaamac Shire Aadan ayaa #Taleex ka dhagax dhigay xarunta Ciidanka Birmadka ee Gobolka #Xaysimo.
DEG DEG: Saraakiil ka tirsan Booliska #SSC_KHAATUMO oo uu hoggaaminayo Taliye-xigeenka Booliska, S/Guuto Cismaan Ibraahim Ducaale, una weheliyaan hoggaanka Birmadka iyo xafiiska ciidanka, ayaa u amba baxay Gobolka #Xaysimo si ay u diiwaangeliyaan ciidanka bilayska.
Wafti ay Hogaaminayaan Lataliyaha Madaxwaynaha Xuseen Xaashi Agaasimaha Wasarada Arrimaha Gudaha, Agaasimaha Wasaarada Caafimaadka, Gudoomiyaha Dallada Skaya ayaa Gaadhay Degmada Godβaalo Ee Gobolka #Xaysimo.#SSC_KHAATUMO
Masuuliyiin ka tirsan wasaarada aarimaha guddaha #SSC_KHAATUMO oo safar shaqo Ku joogay mudddooyinkii u dambeeyey Degmada Taleex ee gobolka #Xaysimo ayaa booqday goobaha Taariikhiga ee ku yaala Degmada #Taleex.
Degmada #Taleex ee Caasimada Gobolka #Xaysimo ee #SSC_KHAATUMO ayaa Waxaa Saaka Si Habsami leh uga Qabsoontay Doorashada Gudoomiyaha Degmada #Taleex ahna Duqa Deqmada #Taleex,
-ππππππππ-
________________
"Doorashadu Waxay Leedahay Tartan Qofkii illahy Calaf ugu Darana Waa Helaa.'
#Taleex Gobolka #Xaysimo
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka iyo Dib-U-Heshiisiinta #SSC_KHAATUMO Mudane Cabdisahal Jaamac Maxamed.
-ππππππππ-
Hadanu nahay bulshada G/#Xaysimo Garahan Degmada sarmanyo isku Tashigi mamulka #SSC_KHAATUMO ku baqay anagu wanu kaso baxnay
Ganacsatada Degaamda sarmanyo Adam Cali Cartan
Bariga Fog ee #SSC_KHAATUMO Halkani waa xadka Gobolada #Xaysimo (Talex) iyo #Kar_Kaar (Qardho) Puntland
#SSCKHAATUMOSTATE environmental protection unit apprehends illegal charcoal miners in #Xaysimo Province.

Trends for you
Most Popular Users

Elon Musk 
@elonmusk
241.7M followers

Barack Obama 
@barackobama
119M followers

Cristiano Ronaldo 
@cristiano
114.6M followers

Donald J. Trump 
@realdonaldtrump
111.9M followers

Narendra Modi 
@narendramodi
107.2M followers

Rihanna 
@rihanna
98.7M followers

NASA 
@nasa
92.4M followers

Justin Bieber 
@justinbieber
91.8M followers

KATY PERRY 
@katyperry
90.1M followers

Taylor Swift 
@taylorswift13
84M followers

Lady Gaga 
@ladygaga
75.5M followers

Virat Kohli 
@imvkohli
73.5M followers

Kim Kardashian 
@kimkardashian
70.9M followers

YouTube 
@youtube
68.8M followers

Neymar Jr 
@neymarjr
66.5M followers

Bill Gates 
@billgates
65.2M followers

Selena Gomez 
@selenagomez
63.1M followers

The Ellen Show
@theellenshow
62.3M followers

CNN 
@cnn
61.8M followers

X 
@x
60.7M followers








