Top Tweets for #askHodan
Thank you for sending in your questions today on the Community Based Surveillance program to #askHodan.
#Inshallah we will have more opportunities to engage.
#XogiyoXal #DataDrivenSolutions
#askHodan few more minutes before we wrap. Send your questions.

Rajo fiican aayan ka qabanaa. waan ku dadaalyanaa in shacabka lagu dhiiro geliyo in ay ka qayb qaaraan CBS. Inshallah
##askHodan #xogiyoxal
@DSUBenadir @hodansomali @DSUBenadir @DSUBenadir #ask_Hodan #xog_xal Drs Hodan Raja intee la Eg Aya laga Qaba shacabka Somalyed iney so Gudbin Donan Data dhabta ah Madama ay wali jiran Dadkena Qaar o diidan in Somalia uka jiro Covid 19. Thank you
Xog aruurinta waxay ku salaysantahay.
1-xogta covid iyo saamayaynta caafimaadka
2-xogta covid iyo dhaqaalaha,
3-waxbarashada
4-urban planning,
5-guriyeynta,
5-arimaha beni aadaanimo
iyo kuwa kale..
##askHodan #xogiyoxal
@hodansomali salam @hodansomali xog uruurinta aad ka bilowden gobolka banadir imisa mowduuc by salaysanthy tusale ma mid arimaha binatinimada ah ama cafimadka ku salaysan baa takle hadii lo baahdo tiro koobka saxda ah gobolka banadir ma tahay mid shegaysa
Haa, CBS waxaan ku aruurunaynaa xog ku saabsan saameenta dhaqaaalaha ee covid iyo masiibooyinka kala duwan. Tusaale ahaan daadka iyo burburka aay keeneen oo saameeyay dhaqaalaha shacabka. #askHodan #XogiyoXal
Drs Hodan Surtagal Matahay in xog aruurinta CBS Program in loo istecmaalo ama uu Qeyb kaqaadto kubaca dhaqaale Ee Gobolka Banaadir Mustaqbalka Fog #AskHodan
Haa, waxaan ku darnay xog aruurin form u khaas eh dhimashada covid laga soo tabinaayay qubuuraha. Waxa kaloo kujiro su’aalo qoysaska la waydiinayo hadii dhimasho jirto iyo sabata dhimashadaas. Waxaan inshallah helidoonaa xog balaanran oo ka jawaabeeyso aritaan. #askHodan
@DSUBenadir @hodansomali #askhodan #xogiyoxal dr hodan programkan CBS miyuu sahli karaa ama suurtagalin karaa in xog fican laga helo tirada dadka u dhintay covid19 e muqdisho?
(Death rate covid19 in Mogadisho)
Drs Hodan Surtagal Matahay in xog aruurinta CBS Program in loo istecmaalo ama uu Qeyb kaqaadto kubaca dhaqaale Ee Gobolka Banaadir Mustaqbalka Fog #AskHodan
#Rowda on IG asks what will we be doing with the data?
Data will used by BRA to launch a comprehensive research that will allow us to understand the prevalence of Covid and the socio-economic impacts so we utilize resources accordingly.
#askHodan #xogiyoxal
I will be taking questions from interested citizens/partners at 7PM about the CBS launch and the pivot to #DataDrivenSolutions.
Looking forward to answering your questions.
#XaliyoXog

Haa waa lagu ogaan karaa. Inshallah waxaan ku soo bandhigeena warbixinta iyo reportyada. Website ka https://t.co/ONy24LKaBZ waa lagu soo bandhigaa. Inshallah.
#AskHodan #xogiyoxal #DataDrivenSolutions
@DSUBenadir @hodansomali @hodansomali #askHodan applicationka CBS Malagu ogaan karaa inta caabuqa #COVID19 kaso kabsatay??..
The target is to understand the prevalence and impact of COVID in Benadir. But also we are keen on understanding current going urban obstacles/shocks and how data can support planning at municipal level. #AskHodan #DataDrivenSolutions
Drs Hodan what is the target of the CBS Program particularly in Benadir Region? #askHodan
@DSUBenadir @hodansomali #askhodan #xogiyoxal dr hodan programkan CBS miyuu sahli karaa ama suurtagalin karaa in xog fican laga helo tirada dadka u dhintay covid19 e muqdisho?
(Death rate covid19 in Mogadisho)
@DSUBenadir @hodansomali #askhodan #XogiyoXal slaam Dr hodan rajo inte la eg aya laga qaban xog arurintan in ey noqoto mid wax kabadasha shacbka gobalka Benadir ?
Got questions?? Use the hashtags #askHodan or #xogiyoxal to have all your questions answered 7pm EAT regarding our CBS teams
The BRA community based surveillance programme aims to capture info on Covid-19. How? Where? & how will the data be used?
At 7pm @hodansomali will answer any questions about this ground breaking activity.
Only questions that use #askHodan & #xogiyoxal will receive responses.

The BRA community based surveillance programme aims to capture info on Covid-19. How? Where? & how will the data be used?
At 7pm @hodansomali will answer any questions about this ground breaking activity.
Only questions that use #askHodan & #xogiyoxal will receive responses.

Most Popular Users

Elon Musk 
@elonmusk
241.2M followers

Barack Obama 
@barackobama
119.1M followers

Cristiano Ronaldo 
@cristiano
112.8M followers

Donald J. Trump 
@realdonaldtrump
111.8M followers

Narendra Modi 
@narendramodi
107.1M followers

Rihanna 
@rihanna
98.3M followers

NASA 
@nasa
92.3M followers

Justin Bieber 
@justinbieber
91.5M followers

KATY PERRY 
@katyperry
89M followers

Taylor Swift 
@taylorswift13
82.9M followers

Lady Gaga 
@ladygaga
74.4M followers

Virat Kohli 
@imvkohli
71.9M followers

Kim Kardashian 
@kimkardashian
70.4M followers

YouTube 
@youtube
68.8M followers

Neymar Jr 
@neymarjr
64.8M followers

Bill Gates 
@billgates
64.6M followers

The Ellen Show
@theellenshow
62.4M followers

Selena Gomez 
@selenagomez
62.1M followers

CNN 
@cnn
61.8M followers

X 
@x
60.8M followers








