Top Tweets for #beenta
Burco oo la saaray gaadhi tikniko ah oo lagu xusayo xasuuqii Goojacade.
Diyaaradii siyaad barre waxaa badalay xasuuqii Goojacade 😂

#Dardaarankii ugu wanaagsanaa ee uu Prof. Cabdi Ismaaciil Samatar u soo jeediyey Xasan Sheekha Villa Wardhiiglay, wuxu ahaa, "Allaan kugu dhaarshee, @HassanSMohamud-oow, #masaajidka waxan aan ka sheegayso ee runta aheyn ee #beenta ah #ka_dhaaf umadda. Alle wuu ku arkayaaye"
"Ma taqaanid beentee
Runta barashadeeday
Balo kaa hor joogaa"
—© Cabdi-Qeys
"Kuma odhanin waa inan gumeed iriqyo fiicnayne
Waxan idhi astaamihii gobtiyo aynigii ma leh
Kuma odhanin iimaha ku yaal waa intaa tiro'e
Waxan idhi sidaan kuu aqaan uunku kuu baraye"
—© AHUN Af-Gudhiye
﷽✍ #Beenta Shirkadda Godista Gaaska & Petroleum ka Somalia!!
Gulfsom domain waxa la diiwaan galiyay dhawr bilood ka hor bishii Maajo,
haddana waxa ay sheeganayaan in ay dhamaystireen dhammaan mashaariicdan.
@Laftagareen
@HESharifShAhmed
@HESaidADeni
@MrQoorqoor

#Saboolnimada waxa sal u ah #Beenta iyo wixii ka farcama. Bulshaba, bulshada ay ka been badan tahay way ka saboolsantahay; horumarkeeduna wuu ka liitaa.
#CaqliguHaShaqeeyo
JIMCE WANAAGSAN

Yaa arab ah ? #Beenta ciyaalka soo koraayo halaga daayo #aljabarti #isaaq 🤩soomali madoow baatahiin 🤩@NaasirBoobe @WajaaleMan 🤩
#Runta & #Xaqiiqada dhabta ah Daawo oo Dagayso
Kuwa Faafinaya #Beenta iyo #Boronbagaadhada Cad ee lahaa Ciidanka gaarka ah Ee Liyuu Booliska DDS in la kala diyaaro waxan leeyahay soomaaliyeey Iska Dhawra #Beenaalayasa Damiir lawayasha calooshooda u shaqaystayasha ah #Beentooda
@nuraosman_ Hadda ka hadlaysa khatarta ay ledahay sheegida #Beenta. Bentu inay diiniyan danbi tahay, abuuri karto khilaf ka dhex dhaca dadka, sida inay ka qeyb qadato dumista reraha, asxabta iyo mustaqbalka qofkaba. @CigaalXamda @nuraosman_ @zainnoted @amuun_qawdhan @BahjaDualle

Haddii umadu dhaqankeeda xun sida #boobka #beenta, isbedel ku sameyn, Ilaahey dhibaatada kama saaro. Waa sidaas macnaha aayadda Quraanka " Ilaahey ma bedelo xaalka qawm ilaa ayagu naftooda wax ka bedelaan". Hadaba, ha suginna nabad iyo huromar ilaa aan #dhaqankaboobka ka bdelayno
#Cilaj yadaan wax #yaabahaan ay dadka daawada uga dhigayaan yaa hubiyey
Maxaase dadka #beenta looga dhex qaban waayey
@Iamkavi21 @garaare1999 @BuuleErgal @QacleAbdi

Waayeel waa innaga, haddaynaan is-yeelayn! Haatan #Beenta waan necbahay, Ilaahay SW wuu inooga digay beenaalaha! Adiga iyo garaadkaa
Rep of #Somaliland
#Somaliland jamhuriyada barakaysan oo quwadeedu aad u sii kordhayso

Ogow jacaylku marnaba xanuun ma laha, ee waxaa xanuunka u yeela waa #beenta iyo fudaydsiga qofka kale dareenkiisa

1/4: FACT CHECK: BEENTII Wasiir @Godahbarre ka sheegay Xildhibaanada Puntland iyo asaga oo maalinkii 5aad aan weli iscasilin, welina la ruqseyn
#BEENTA Wasiir @Godahbarre: "Waxaa ka qaybgalay sheekadan xildhibaanada reer Puntland. Gacantay ka taageen ... Waxaa ka qaybgalay ..."
Ogow nacaskaagan #BEENTA faafinaya iyo kuwa ku been-abuurtay baaqa odeyaasha #Somaliland ee hadalka codkooda mid kale dulsaaray in dunuubta aad gasheen xisaabteedu idin sugeyso, cidda aad doontaan u shaqeeya #somalia #Puntland @UNSomalia
@jamal_yusuf Hadalkan #BEENTA ah #WALAAHI aakhiro waa lagu weydiinayaa caddaynteeda? hadaanad ka toobad keenin #Somaliland @NEC2017 https://t.co/1yY2DEGaYn
Breaking News rgrding stolen "ballot books" - a total of 1000 book were stolen and fortunately the serial numbers of all those book are known. The @NEC2017 have declared to recount all the boxes from all regions and any ballot that matches the missing books will cancelled. Guul.
Last Seen Hashtags on Sotwe
Trends for you
Most Popular Users

Elon Musk 
@elonmusk
241.2M followers

Barack Obama 
@barackobama
119.1M followers

Cristiano Ronaldo 
@cristiano
112.6M followers

Donald J. Trump 
@realdonaldtrump
111.8M followers

Narendra Modi 
@narendramodi
107.1M followers

Rihanna 
@rihanna
98.2M followers

NASA 
@nasa
92.2M followers

Justin Bieber 
@justinbieber
91.4M followers

KATY PERRY 
@katyperry
88.8M followers

Taylor Swift 
@taylorswift13
82.7M followers

Lady Gaga 
@ladygaga
74.2M followers

Virat Kohli 
@imvkohli
71.7M followers

Kim Kardashian 
@kimkardashian
70.4M followers

YouTube 
@youtube
68.8M followers

Neymar Jr 
@neymarjr
64.6M followers

Bill Gates 
@billgates
64.5M followers

The Ellen Show
@theellenshow
62.4M followers

Selena Gomez 
@selenagomez
61.9M followers

CNN 
@cnn
61.8M followers

X 
@x
60.8M followers






















