Top Tweets for #cawro
Dhaqamada Wahaabigu Somalia u keeneen waxaa ka mid ah in ay Wejigii dumarka iyo Calaacalaha #Cawro ka dhigeen. Oo ku waajibiyeen in ay indha shareer qaadato Gloves yo gashato. Waa wax aan Diinta Islaamka shaqo ku lahayn oo dhaqan Carbeed ah.
Daacish ay Puntland la daagalameyso waa isla reer Puntland iyo 10 Ajaanib ah oo iyagu keeneynee, Hubeeyay, ku barbaariyay halkaas. ilaa dhageystaa clipka hoos.
#Cawro iyaado ay ceebtoodu banaanka taalo ayay doonaayaan iney dad kale ceebeeyaan🤣.
@SSTHawdReserve @ridgulle @redsoilman @EngNaaji @Ramadan70530344 @said_khayr @SaadaaliMJ @WajaaleMan
Bal intu Somaliland kuso meereysanayo miyu Muqdisho toos uu caayo..😂 ileen daacish waxa ka maasul ah nin reer Puntland🤣.

War Soomaaliyeey ogaada #Niqaabku Xijaabka kama mid aha Diintuna ma waajibin. Ma jirto Aayad dhigaysa ama Xadiith Sunne ka dhigaya. Wuxuu ahaa dhaqan Carbeed oo nabi Muxammed ka horeeyey. Laakin waxaa WAAJIB inooga dhigay #Wahaabiyo oo ka dhigay Dumarka jidhkoodo dhan wada #Cawro

Niqaabku #Diinta kama mid aha waajibna maaha wuxuu ahaa caado dhaqameed Carbeed asalkiisii. Hasayeeshee waxaa aad buub buuniyey wadaadada "Wahaabiyada" oo Waajib ka dhigay iyagoo dumarkii ka dhigay wada #Cawro iyo #Cad bisil. Waan qabaa in #Somalia oo dhan laga mamnuuco.

Dhacdadaan ka dhacday Kismaayo aad ayay ugu faaftay dunida muslimka saacadihii la soo dhaafay asagoo ah war ahaan .
( Xukuumada galbeedka taageero ee Soomaaliya ayaa bilowday wadooyinka in ay ku gubto indho shareerka dumarka )
Nayrobi waa waa ka caadi niqaabka laakiin kismaayo waa mamnuuc in gabdhuhu ay xirtaan dharkay rabaan .

Last Seen Hashtags on Sotwe
Trends for you
Most Popular Users

Elon Musk 
@elonmusk
241.6M followers

Barack Obama 
@barackobama
119M followers

Cristiano Ronaldo 
@cristiano
114.2M followers

Donald J. Trump 
@realdonaldtrump
111.8M followers

Narendra Modi 
@narendramodi
107.2M followers

Rihanna 
@rihanna
98.7M followers

NASA 
@nasa
92.4M followers

Justin Bieber 
@justinbieber
91.8M followers

KATY PERRY 
@katyperry
89.9M followers

Taylor Swift 
@taylorswift13
83.8M followers

Lady Gaga 
@ladygaga
75.3M followers

Virat Kohli 
@imvkohli
73.2M followers

Kim Kardashian 
@kimkardashian
70.8M followers

YouTube 
@youtube
68.8M followers

Neymar Jr 
@neymarjr
66.2M followers

Bill Gates 
@billgates
65M followers

Selena Gomez 
@selenagomez
63M followers

The Ellen Show
@theellenshow
62.3M followers

CNN 
@cnn
61.8M followers

X 
@x
60.7M followers



