Top Tweets for #cusbitaal
Madaxweynaha Jamhuuriyadda #Somaliland oo Magaalada Burco ka Dhagax-dhigay #Cusbitaal Casri ah oo Takhasusyo badan leh.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro iyo wefgigii ballaadhnaa ee uu hogaaminaayey oo maalintii 2-aad Safar Shaqo ku jooga Magaalada Burco ayaa maanta dhagax-dhigay Mashruuc Taariikhi ah, kaasoo ah Cusbitaal Casri ah oo Takhasusyo badan leh oo laga hirgelinayo magaalada Burco.
Cusbitaalkan oo noqon doona Dhakhtarka ugu weyn uguna Casrisan Somaliland iyo geyiga Soomaalidaba, waxa maal-gelin doona Madaxweyaha Dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta Sheekh Maxammed Bin Zayed Ala Nahyan, iyada oo isla Amiirka loogu magac dari doono.
Cusbitaalkan cusub ayaa loogu talagalay in uu bixiyo adeegyo caafimaad oo takhasus kala duwan (Multi Specialist Hospital) oo aqoon ahaan iyo qalab ahaanba ay tayadoodu sarrayso isla markaana lagaga maarmi doono adeegyada caafimaad ee dibedda loo doonan jiray.
Madaxweynaha ayaa sheegay in Mashruucani uu faa’iido ballaadhan u yeelan doono dhammaan bulshada reer Somaliland, gaar ahaan Burco iyo Gobollada Bariga, iyada oo bulshada Gobollada Barigu ay heli doonaan daryeel caafimaad oo tayo sare leh.
Madaxweynuhu waxa kale oo uu xusay in dhismaha Cusbitaalkan Casriga ahi uu qayb ka yahay ballan-qaadkii Xukuumadda oo dhab noqday iyo dedaallada ay Xukuumadda Wadajir iyo Waxqabad ku xoojinayso kaabeyaasha caafimaadka iyo horumarinta adeegyada lagama maarmaanka u ah nolosha bulshada Somaliland oo dhan.
Munaasibaddii Dhagax-dhigga Cisbitaalka Casriga ah ee Burco kadib , Madaxweynuhu waxa uu booqasho kormeer ah ku tegay Isbitaalka Burco qaybta gargaarka Degdegga ah (Emergency), si uu ugu kuur-galo heerka adeega iyo baahiyaha aasaasiga ah ee Dhakhtarka Burco. Madaxweynuhu waxa kale oo halkaa kula kulmay dad bukaan ah oo uu u duceeyey.
Ugu dambayntii, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland waxa uu Shacabka reer Burco ku bogaadiyey dedaalkooda, midnimadooda iyo kaalinta muuqata ee ay ku leeyihiin horumarinta dalka.
ALLAA MAHAD LEH

24 sano kadib, malaayiinta dalka lagu burburinayo, dadkana lagu laynayo waa loo quuri waayey in lagu sameeyo 1 #cusbitaal oo dhexe (referral hospital). Waa fashil hogaamineed haddaan xataa dhaawaca ciidanka la daryeeli karin.
#Leadership_failure #Puntland
@Parliamentofpl

#Farmaajo waa in loo shaxraa Xuquuqda iyo Waajibaadka ka saaran Bukaanka.
Waxad leedahay xuquuq iyo waajibaad gaar
ah marka aad tahay bukaan ku jira #cusbitaal.
#somaliweyn #Jubaland #Puntland #Baydhabo.
Fiiri Maamadan dhiban sorry !!
Last Seen Hashtags on Sotwe
Most Popular Users

Elon Musk 
@elonmusk
241.1M followers

Barack Obama 
@barackobama
119.2M followers

Cristiano Ronaldo 
@cristiano
112.3M followers

Donald J. Trump 
@realdonaldtrump
111.8M followers

Narendra Modi 
@narendramodi
107.1M followers

Rihanna 
@rihanna
98.1M followers

NASA 
@nasa
92.2M followers

Justin Bieber 
@justinbieber
91.3M followers

KATY PERRY 
@katyperry
88.6M followers

Taylor Swift 
@taylorswift13
82.5M followers

Lady Gaga 
@ladygaga
74M followers

Virat Kohli 
@imvkohli
71.4M followers

Kim Kardashian 
@kimkardashian
70.2M followers

YouTube 
@youtube
68.7M followers

Bill Gates 
@billgates
64.4M followers

Neymar Jr 
@neymarjr
64.3M followers

The Ellen Show
@theellenshow
62.4M followers

CNN 
@cnn
61.8M followers

Selena Gomez 
@selenagomez
61.7M followers

X 
@x
60.8M followers






