Top Tweets for #hamiyeelo
Dalkeena Quruxdiisa π₯ πΈπ΄
Buruc : Magaalo badda oo kaliya loo maro oo kutaal gobolka Bari Puntland Somalia πΈπ΄ β₯οΈ
##hamiyeelo

Khasaaro tan ugu weyn waa anaga oo boos ku lahaan weyno Janno balaceedu yahay samaawaadka iyo dhulka
Allow naxariistaada darteed naga mid dhig dadka galaya janadaada Firdowsa π€²π€²
#hamiyeelo

1-Marwalboo ay badato sadaqadu wax sii bata arsaqada
2-Marwalboo ay badato in aad salada ku dhax khushuucdidina wax sii badata farxada qalbigaga
3-Marwalboo ay badato u samo falida walidkuna wax kuu sii badanaysa toosnanata noloshada qof hanuunsan ayaad noqonaysaa.
#hamiyeelo

Culees waliba waxaa xigi doona Fudeed i.a Samirka badi hana ilaawin πΏπ€²
#hamiyeelo

Masaajid ayaa waxaa ka ciladoobay mukayfkii(AC) gii ,kadib imaamkii masjidka ayaa yidhi "Bal xasuusta kuleelka naarta"
Oday meesha fadhiyay ayaa yiri" shekhow mukayfa noo hagaaji ,waxaadna na xasuusisaa nimcada janada"π
#hamiyeelo

Tartanka hurdada oo lagu qabto sanad walba dalka Koonfurta Kuuriya.
Hal saac hadaad hurudo waxaa lagu siinayaa $1,400 qofba qofka uu ka hurdo badan yahayna waa uu kasii Lacag badan yahay.π±
Waa mid kamid ah tartamada ugu cajiibsan aduunka.π
#hamiyeelo

Rabbiyow qalbiyadeena ha leexin markaad na toosisay kadib."
Juma wanaagsan
#hamiyeelo

Muqdisho muuq wanaag waa hal goob oo ah habeen iyo maalin.β₯οΈ
#hamiyeelo

Hadaad doneyso inaad kunolaato nolol heer sare ah, ka fogoow kuwa markee kuu baahdaan kuhela lkn markaa u baahato aadan helin.
~Turjumaad
#hamiyeelo

markaad culays dareento waxba dadka ha u cararin salaada u carar oo qurβaanka u carar. π€
#hamiyeelo

Labaddan aayadood aqriso inta aadan seexan ayaga ayaa kugu filanβ€οΈπ.
Nabbi muxammed ο·Ί ayay ka sugnaatay.
#hamiyeelo

War Cusub : Madaxweyne Putin ayaa dumarka dalka Ruushka u balanqaaday lacag dhan $16 kun oo dollar haweeneydii dhasha 10 caruur ama wixii ka badan.
Hooyooyinka soomaliyeed ayaa mudnaa abaalmarintaan π
#hamiyeelo

Oday ayaa wiilkiisii waxa uu kula taliyay talo qiimo badan oo wax ku oola.
Taladaas oo u dhigneyd sidaan "Wiilkaygii yoow dooro xaas wanaagsan waayo waxa ay masuul ka noqon doontaa 90% kiiba farxadaada iyo murugadaada.
Maalin wanaagsan π€
#hamiyeelo

Sawirku waa Dalka Namibia, waa meesha saxaraha iyo Bada ay ku kulmaan.
Abuurista alle cajiib sanaa allaha biyaha iyo ciida kala soocoow adaan naxariis ku waydiisanay aduun iyo aakhiro .π€
#hamiyeelo

Hadii aad dooneyso in aad bedesho noloshaada balse aad garan weydo halkii aad ka bilaawi laheyd, ka bilow halkan; Salaada,jogtey iyo waliba aqrinta quraanka kariimka iyo xuska Eebe. πΏβ€οΈ
#hamiyeelo

Eebbe Wuxuu Ka Yeeli Doona Culeyska Kadib Fudeed "Murugta Kadibna Farxad Ha Niyad Jabin".
#hamiyeelo

Kheyr ma leh umad ay
Seeftooda ay ku jirto gacanta fulayda.
Hantidooda gacanta tuugada.
Qalinkane gacanta munaafiqooda.
#hamiyeelo

"Xorriyadu waxay ka bilaabataa halka jahligu ku dhamaado; sababtoo ah haddaad qof jaahil ah siiso xoriyad waa sida adiga oo qof waalan siiyey qori/bunduq"
~Victor Hugo
#hamiyeelo

"Wiil geeljiroo Gaajadu karayn,
Waa waxaa dhulkeena u gaara ee lagu gartaa".π
#hamiyeelo

βMarka albaab farxadeed xidhmo, mid kale ayaa furma; laakiin badanaa waxaan eegnaa albaabka xidhnaa oo ma aragno kii la inoo furay.β
βHelen Keller
#hamiyeelo
#retweet

Last Seen Hashtags on Sotwe
teenageers
Seen from United States
omeglegame
Seen from United States
melisisiten
Seen from Turkey
ζζ
minichat
Seen from United Kingdom
MGAI
Seen from United States
HelinKandemir
Seen from United States
ΩΨ·ΩΩ
_Ψ³ΩΨ·Ψ§ΩΨ©
Seen from Saudi Arabia
anxiouspanda filter:videos
Seen from Australia
ΰΈΰΉΰΈ§ΰΈΰΈΰΈ§ΰΈ’ΰΉΰΈ₯ΰΉΰΈ
Seen from Thailand
Trends for you
Most Popular Users

Elon Musk 
@elonmusk
241.5M followers

Barack Obama 
@barackobama
118.8M followers

Cristiano Ronaldo 
@cristiano
114.6M followers

Donald J. Trump 
@realdonaldtrump
111.8M followers

Narendra Modi 
@narendramodi
107.1M followers

Rihanna 
@rihanna
98.7M followers

NASA 
@nasa
92.3M followers

Justin Bieber 
@justinbieber
91.8M followers

KATY PERRY 
@katyperry
90M followers

Taylor Swift 
@taylorswift13
84M followers

Lady Gaga 
@ladygaga
75.5M followers

Virat Kohli 
@imvkohli
73.5M followers

Kim Kardashian 
@kimkardashian
70.9M followers

YouTube 
@youtube
68.8M followers

Neymar Jr 
@neymarjr
66.5M followers

Bill Gates 
@billgates
65.3M followers

Selena Gomez 
@selenagomez
63.1M followers

The Ellen Show
@theellenshow
62.2M followers

CNN 
@cnn
61.7M followers

X 
@x
60.7M followers




