Top Tweets for #irmaan
Saaxiibayaal.
Waxa aan doonayaa in aan ku celiyo taladaydii ahayd in midnimada #Somalia lagu dayo sulux iyo isku-gurguurad. Mid-midi ku taag inooma soo celinayso midnimada aan doonayno.
Nin aan saaxiib nahay oo aan ka soo wadashaqaynay soo celintii dawladnimada Soomaaliyeed, oo ii yaqaan in aan midnimodoon ahay, ayaa shalay igula kaftamay "waar ma koofiyadii yarayd ayaad gashateen." Isaga oo ula jeeda, reer #Somaliland, ma Yuhuud baad noqoteen.
Dhinac waan ka farxay, oo ninkaasi, isaga oo og, in aanan ka dhalan qabiilka la eryanayo ee la leeyahay goosashada ayay israaciyeen, in uu igula kaftamo arintaas, waxa ay wax ka taraysaa in aan la go'doomin reer gaar ah. Dhinanca kale, waxa aan ka xumaaday in arrin siyaasadeed dadka reer Somaliland naanays looga dhigo oo la raaciyo madaxda.
Waan qoslay oo waxa aan idhi, waa runtaa oo inkasta oo aan anigu ahay midnimodoon, hadda nimankii tolkay ahaa waxa ay idinka magan galeen #Israel. Kuwa hogaaminayana arintaasna waxa ugu qabqablaysan niman ka soo jeeda jufadeyda.
Waxa aan hadalkii ku soo gabagabeeyey in xaalka midnimada Somalia uu marayo marxalad u baahan edeb, daganaan, iyo lexejeclo. Dagaal lagu soo celin maayo Somaliland. Laakiin, maanta ayay ugu dhawdahay in si qiiro leh loo wadahadlo. Waayo dad badan oo reer Somaliland ah ayaa ka biyodeedey ictiraafka Israel, laakiin, aan inaga ogolaanayn in aan xabad ula tegno.
Waxa aan ku daray in mudada dhaw aanan laga yaabin in midnimo la helo. Laakiin, waxa suurtagal ah in Koonfurta iyo Woqooyiguba ay sameeyaan horumar dhaqaale iyo ciidan, iyaga oo ka faa'iideysanaya quwado dan ka leh.
Way dhammatay waqtigii la odhan jiray Soomaalidu ha isku dhammaato. Waxa la ogaaday in juqaafigeenu muhiim u yahay dhaqaalaha iyo deganaashaha aduunka. Waa la inoo tartamayaa. Waa in aan ka faa'iideysanaa. Laakiin, aan ka digtoonaano in dagaal cusub la ina dhexdhigo.
Midnimadu way soo noqon. Gorgortan ayayna ku soo noqon. Inta ka horaysa aan afkeena iyo adinkeena xakamayno. Aan abuurno dhaqaale udubdhexaad u noqda midnimada.
Irmaan products will be sold soon Somali online marketing #SOOMAR CEO #Somali marketing online Mr Mohamed shiino paying a courtesy visit to #irmaan dairy company factory in #Mogadishu @GEEL_Somali @WFPSomalia @FAOSomalia @HarunMaruf @US2SOMALIA @EnvirogreenP @Fatumaabdulahi

cuidado com o que você deseja pra mim, quem me protege, não dorme ✝❤
- ninguém nunca vai tirar você de mim ❤👫
#Irmaan

Last Seen Hashtags on Sotwe
momsonn()****
Seen from Brazil
amandarendall
Seen from United Kingdom
GullDamChallenge
Seen from United States
omegle
Seen from Canada
CarnivalVibes
1MOREROUND
Seen from United States
nolimit or momson or omegle filter:native_video
Seen from Brazil
용산구립
Seen from United States
momsonn
Seen from Italy
quirkyclaydoll
Seen from United States
Most Popular Users

Elon Musk 
@elonmusk
241.6M followers

Barack Obama 
@barackobama
119M followers

Cristiano Ronaldo 
@cristiano
114.1M followers

Donald J. Trump 
@realdonaldtrump
111.8M followers

Narendra Modi 
@narendramodi
107.2M followers

Rihanna 
@rihanna
98.7M followers

NASA 
@nasa
92.4M followers

Justin Bieber 
@justinbieber
91.8M followers

KATY PERRY 
@katyperry
89.9M followers

Taylor Swift 
@taylorswift13
83.8M followers

Lady Gaga 
@ladygaga
75.3M followers

Virat Kohli 
@imvkohli
73.1M followers

Kim Kardashian 
@kimkardashian
70.8M followers

YouTube 
@youtube
68.8M followers

Neymar Jr 
@neymarjr
66.1M followers

Bill Gates 
@billgates
65M followers

Selena Gomez 
@selenagomez
62.9M followers

The Ellen Show
@theellenshow
62.3M followers

CNN 
@cnn
61.8M followers

X 
@x
60.7M followers






