Top Tweets for #maanta
#Shalay: Shirweynaha Beesha Hawiye.
#Maanta: Shirweynaha Beesha Darood.
Same actors. Same method. Divide and Empire.
They divide the people into ever smaller clan blocs and turn those divisions into their own spheres of power. The people become both their instrument and their victims.
They may compete, but they all depend on the same thing:
🔶👉🏽 a divided people.
The real threat to their power is not another clan. It is a Somali society that refuses to be divided and stands united for its common national interests.
And then: Nairobi.
Why must Somali clan politics be organized outside Somalia? Why not in Kismayo, Garowe, or anywhere else in Somalia❓
If this is about Somalia’s future, why is the political table being set outside Somalia❓
🔺Their power grows from our divisions. Their power weakens when we unite.
⛔️👉🏿 They need us divided to thrive.

Whenever they fail, they play the tribal card. They did it in Mogadishu “ Badbaado Qaran Mafia” and they’re doing it again in 2026. Somalis need to wake up and smell the coffee none of these politicians truly stand with you you’re merely a ladder they use to climb to power.

#WB iyo #maanta damaashaadka iyo soo dhaweynta Rw jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xamse Cabdi Barre #Laascaanood.
Fadhiyadii siyaasadduna waa saacadaha iyo maalmaha soo socda
Sayid Hamza ku soo dhowaaw dhulkii midnimada iyo halganka daraawiish !! 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Wakiilka Gaarka ah ee Gudoomiyaha Golaha Midowga Afrika, ahna Madaxa AUSSOM Danjire El Hadji Ibrahima Diene, ayaa #maanta salaadii jimcaha kula tukaday masjidka Sheekh Cali Jimcaale ee magaalada #Muqdisho Wasiirka Gaashaandhigga, Amb. Axmed Macalin Fiqi (@AxmedMoFiqi) iyo La-taliyaha Amniga Qaranka, Danjire Awes Hagi Yusuf Ahmed (@HagiAwesAhmed).
Kadib markii ay soo dhamaatay salada jimcaha ugu danbeeya bishii barakaysnayd ee Ramadaan Danjire Diene ayaa si kooban ula hadlay Imaamka Masjidka Sheekh Dr. Cabdulkariim Ciise Cali. Wuxuu uga mahadceliyey hoggaanka uu umada u haayo, wuxuuna u rajeeyey inuu tixgalin, qadarin & is garab istaag u sameeyo bulshada ku dhaqan Muqdisho iyo dhamaan Soomaaliya.

CALI WAJIIS OO MAANTA GACANTA U TAAGEY DASTUURKA XASAN.
#Maanta waxaa dhacday arrin muran badan dhalisay, kaddib markii, iyadoo la sheegay in aan la helin kooram sharci ah, haddana la sii waday codbixinta wax ka beddelka Dastuurka ee uu wado Madaxweyne Xasan oo mucaaradku ugu yeeraan Xasan Ciil-Qabe.
#Ilo xog-ogaal ah oo ku sugan hoolka Baarlamaanka ayaa tilmaamaya in xubno lagu daray si tirada loo buuxiyo, si codbixintu u hirgasho”Tani waxay abuurtay su’aalo culus oo ku saabsan hufnaanta, sharciyadda, iyo in habraacyadii lagu heshiiyey la ixtiraamay iyo in kale.
#Dadka maanta gacanta u taagay Dastuurka waxaa ka mid ahaa nin isku magacaabay Sheekh Cali Wajiis, oo la sheegay inuu isu muujiyey xildhibaan matalaya dan guud”Tallaabadiisa ayaa noqotay mid hadal-hayn badan dhalisay, maadaama ay dad badani u arkaan in ay dhaawacayso kalsoonida lagu qabo hay’adaha sharci-dejinta iyo doorka lagu aaminay.
#Ugu dambayn, go’aannada la xiriira Dastuurka waa kuwo masiiri ah oo u baahan wada-tashi ballaaran, kooram sax ah iyo hannaan hufan”Haddii laga leexdo dariiqaas, waxa ka dhalan kara muran iyo kala-qaybsanaan sii fogeeya midnimada iyo kalsoonida shacabka.

#Ciidanka Ilaalada Xeebaha #Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa #maanta sheegay inay gacanta ku dhigeen laash ay wateen laba nin oo Carab ah iyo nin Soomaali ah oo doonayey inay xayawaanka #Hareemacadka si sharci-darro ah dalka uga dhoofiyaan.
Taliska Ciidanka Ilaalada #Xeebaha ee Gobolka Saaxil oo maanta la hadlay saxaafadda ayaa sidoo kale sheegay in gacanta lagu dhigay nin kale oo magaalada Berbera u joogay sidii uu u hagi lahaa ragga doonayey inay #Hareemacadka soo qaadaan, si loo dhoofiyo.
Toddobaadkii hore ayey Ciidanka Ilaalada Xeebuhu gacanta ku dhigeen dooni iyo 12 hareemacad yaryar ah oo la doonayey in sharci-darro dalka looga dhoofiyo, waxaana muddooyinkii u dambeeyey sare u kacay tallaabooyinka ay #Somaliland kula dagaalamayo ugaadhka iyo duur-joogta dalka laga dhoofiyo.
@MOECC_JSL
@somalilandcoas1

FARRIINTA #MAANTA
👏
Ilaalinta degaanka & ka hortaga togan ee #isbedelka #cimilada. Geed beer si aad nolol u beerto.
🤔
Ustaad Isxaaq Cabdullaahi Jiire @iabdijiire @TheDailySomalia @radiodaljir @biciidcenter
👇
#Proxy war between @HassanSMohamud militias and #Puntland State of Somalia 🇸🇴.
#Failed_State_of_Somalia.
#Taleex : waa magaalo xambaarsan #Tariikh mug wayn oo taagan #Halgankii guumaysi diidka iyo xornimo u dirirkii #Somalida
#Taleex
#Firdhiye iyo
#Maanta
#MaaShaaAllah
#Shalay: ciidamadu ha ku soo noqdaan xeradooda. !!!
#Maanta: ciidan kamanaan qaadin. Waxa faafinaya arintaasi dad qaran dumisa.!!!
👇: videogan waa ciidan kii oo imika dib u galay gurigii madaxwayne @musebiihi .
Gormay walaan yihiin se gormay hagaagsan yihiin.
MADAXWEYNE DENI GUULEYSO.
CIIDANKA DIFAACA PUNTLAND OO GUUL TAARIIKHI AH KA GAARAY DAGAALKA KA DHANKA AH DAACISH.
#Maanta oo ay Taariikhdu tahay 02/04/2025 Ciidanka Difaaca Puntland ayaa mar kale jab xooggan gaarsiiyey kooxda argagixisada ah ee Daacish, kadib dagaal culus oo ka dhacay buuraha Calmiskaad.
#Howlgalkaan, oo ahaa wajigii labaad ee dagaalka lagula jiro Daacish,ayaa si xeel dheer loo qorsheeyay, waxaana ciidamada Puntland ay u suurtagashay in ay jabaan cadowga. Sida ay xaqiijiyeen saraakiisha hoggaaminaysa howlgalka,dagaalka maanta wuxuu ahaa mid si gaar ah loogu beegsaday goobaha ay Daacish isku uruursatay,taasoo keentay in ay jab weyn kala kulmaan.
#Guushan ayaa mar kale muujisay awoodda iyo kartida Ciidanka Difaaca Puntland ee ka hortagga khataraha argagixisada,iyagoo sii wadi doona dadaallada lagu ciribtirayo kooxaha xagjirka ah ee ku dhuumaalaysanaya deegaannada buuraleyda ah.

@Ramadan70530344 @TheVillaSomalia MAALIN MADAW
Dawlad waa la ridi karaa
Lakin 26-kii jannayo
▪︎Dal baa laa burburiyay
▪︎Dumar , duqay iyo caruur baa la laayay
▪︎Dal iyo dad'ba waa la bililiqaystay
▪︎Mooryaantii maalintaa #Xamar soo gashay baa illaa iyo #Maanta dalku ka ladi la'yahay

Last Seen Hashtags on Sotwe
Most Popular Users

Elon Musk 
@elonmusk
241.8M followers

Barack Obama 
@barackobama
119M followers

Cristiano Ronaldo 
@cristiano
114.6M followers

Donald J. Trump 
@realdonaldtrump
111.9M followers

Narendra Modi 
@narendramodi
107.2M followers

Rihanna 
@rihanna
98.7M followers

NASA 
@nasa
92.4M followers

Justin Bieber 
@justinbieber
91.8M followers

KATY PERRY 
@katyperry
90.1M followers

Taylor Swift 
@taylorswift13
84M followers

Lady Gaga 
@ladygaga
75.5M followers

Virat Kohli 
@imvkohli
73.5M followers

Kim Kardashian 
@kimkardashian
70.9M followers

YouTube 
@youtube
68.8M followers

Neymar Jr 
@neymarjr
66.5M followers

Bill Gates 
@billgates
65.3M followers

Selena Gomez 
@selenagomez
63.1M followers

The Ellen Show
@theellenshow
62.3M followers

CNN 
@cnn
61.8M followers

X 
@x
60.7M followers





































