Top Tweets for #maqaal
#Maqaal uu qoray #Wariye Abdirahman Saylici
"Marxaladaha adagi mar mar waxay abuuraan fursado wanaagsan”
Wasiirkii hore ee qorshaynta qaranka Somaliland
Awalle Shirwac
Wasiirkii hore ee Qorsheynta Qaranka Awale Ibrahim Shirwa oo qoraal uu baraha bulshada soo dhigay ku sheegay muhiimadda xidhiidhada diblomaasiyadeed ee Somaliland, isagoo si gaar ah u dhaliilay aragtida sheegaysa in waddan kale ama madaxweyne dal kale xidhiidhka Somaliland u jarto haddii ay diblumaasiyad ahaan wax qaldamaan. Wuxuu tilmaamay in qofka sidaas qaba uu yahay mid aan fahmin siyaasadda arrimaha dibadda iyo sida ay muhiimka u tahay in xidhiidh kasta la ilaaliyo.
Awale wuxuu Somaliland ku tusaaleeyay koox kubadda cagta ah oo 34 sano ciyaaraysay iyadoo goolhayihii (waa ictiraafka'e)uu ka maqan yahay, haddana aan laga badin, weliba marar badanna gool dhalisa. Wuxuu tusaale u soo qaatay guushii madaxweynaha Somaliland ka keenay shirkii caalamiga ahaa ee Dubai, isagoo sheegay in taas ay ahayd guul diblomaasiyadeed oo muuqata.
Qoraalka Kenya kasoo baxay ayuu Awale ku tilmaamay in aanu ahayn weerar Somaliland ku socda, balse uu ahaa qoraal cid kale raali gelinayay, wuxuuna sheegay in weli xidhiidhka iyo xafiiskii hore ay jiraan. Wuxuu tilmaamay in dhacdadan laga baran karo cashar, ayna noqon karto fursad wanaagsan oo lagu furo wada-hadal dhab ah.
Ugu dambeyn, wuxuu xusay in arrimaha qaranimada aan lagu kala noqonin mucaarad iyo muxaafad, lana ilaaliyo midnimo marka ay timaado danaha dalka dibadiisa. Wuxuu ugu duceeyay madaxda Somaliland guul diblomaasiyadeed, isagoo carabka ku adkeeyay in diplomaasiyad karti iyo miisaan leh (Mature & Assertive Diplomacy) ay tahay tan guusha keeni karta.
#Siifaafi
Abdirahmaan Saylici

#MAQAAL: Hagardaamada iyo Cawaaqib Xumada ku duugan Bayaanka Shirkii fool ka foolka ahaa ee Dowladaha Ethiopia iyo Soomaaliya ku dhexmaray Ankara Turkiya, 11dii Disember 2024.
https://t.co/R6UnvVln9T

#MAQAAL: Adduunkii siyaasaddii lagu xukumayay ee reer galbeedka garwadeynku ka ahaa ayaa todobaadkan afka loo tuuray, iyadoo Mareykanka iyo saaxiibadii ay daawanayaan waxa socda, isla markaana aysan waxba ka saameyn karin isbedadasocota ee khatarta ah.
https://t.co/d8KJAAG8aQ

Ragga Africa waxay kufakaran sidee naag buran kuheshaa'
dumarka Africana sideee nin lacag leh kuheshaa
wa sababta ay addunka uga hareen oo hal abuurkodda kale uyar yahay
#Maqaal
#𝐐𝐨𝐫𝐦𝐨
𝐈𝐒𝐊𝐀 𝐈𝐈𝐁𝐈 𝐃𝐀𝐌𝐄𝐄𝐑𝐊𝐀𝐀𝐆𝐀
———————////——————
W/Q: Coach. Mohamed Ibnu Omar
@mibnuomar
Xillitirsiga: 20 - 01(Janaayo) - 2020
👇🏻
https://t.co/5j8hU1p86d
#Maqaal
#Somalia
#Somali

#𝐐𝐨𝐫𝐦𝐨
𝐘𝐚𝐚 𝐐𝐨𝐫𝐚𝐲 𝐐𝐢𝐬𝐚𝐝𝐚𝐚𝐝𝐚 ?!
——————////————
W/Q: Coach. Mohamed Ibnu Omar
@mibnuomar
Xillitirsiga: 11 - 11 - 2019
https://t.co/SoZGcpHKbf
#Maqaal
#Somalia
#SomaliaFloods
#Somali
#Dadka
#Dalka

Last Seen Hashtags on Sotwe
Most Popular Users

Elon Musk 
@elonmusk
241.3M followers

Barack Obama 
@barackobama
119.1M followers

Cristiano Ronaldo 
@cristiano
113M followers

Donald J. Trump 
@realdonaldtrump
111.8M followers

Narendra Modi 
@narendramodi
107.1M followers

Rihanna 
@rihanna
98.3M followers

NASA 
@nasa
92.3M followers

Justin Bieber 
@justinbieber
91.5M followers

KATY PERRY 
@katyperry
89.1M followers

Taylor Swift 
@taylorswift13
83M followers

Lady Gaga 
@ladygaga
74.5M followers

Virat Kohli 
@imvkohli
72M followers

Kim Kardashian 
@kimkardashian
70.5M followers

YouTube 
@youtube
68.8M followers

Neymar Jr 
@neymarjr
65M followers

Bill Gates 
@billgates
64.7M followers

The Ellen Show
@theellenshow
62.4M followers

Selena Gomez 
@selenagomez
62.2M followers

CNN 
@cnn
61.8M followers

X 
@x
60.8M followers




