Top Tweets for #midnimoqaran
Guulow Allahow, geesigii @M_Farmaajo iyo gurmadkii uu watay guusha noogu dhiib aynu gaarnee libintee.
#farmaajo2026 #IsbeddelDoonkaSocda #horumariyohoggaan #codkashacabka #MidnimoQaran #NabadIyoNolol
@OGAA_NSHO #SoomaaliyaJirta #MidnimoQaran #CV2060 🇸🇴
Soomaaliya ma burburayso. Soomaaliya waa dal leh dad, calan, iyo mustaqbal. Dacaayadda sheegaysa kala go’ iyo dabar go’ waa been la faafiyo. Waxaan u taaganahay midnimo, qaranimo, iyo horumar.
Marka askartu dhiigooda u daayaan dhammaan ummadda, qabaa’ilka way baaba’aan.
Ciidanka Qaranka Soomaaliyeed waa cadeyn dhab ah oo muujinaysa in Soomaaliya ay mideysan tahay oo istaagi karto.
#MidnimoQaran #SomaliaWadajir 🇸🇴🤝💥

🇸🇴 Madaxweynaha Xasan Sheekh ayaa soo xiray Shirka Wadatashiga Qaranka isagoo caddeeyay in Soomaaliya hore u socoto, albaabadana ay u furan yihiin qof walba! 🤝✨
#Soomaaliya #Muqdisho #HogaanWanaag #MidnimoQaran

Waxaa jirta farxad gaar ah marka aad maqasho “Soomaaliya ha noolaato” — waa codka rajo, midnimo, iyo himilo. 🇸🇴🌟 #SoomaaliyaHaNoolaato #MidnimoQaran

Waa talaabo muhiim ah! Wadahadalka Qaran ee 15-ka Juun waa fursad dahabi ah oo loo helayo midnimo siyaasadeed iyo horumar nabadeed.
#WadahadalQaran #MidnimoQaran #Somalia

Djibouti, une terre sacrée que rien ne divise. Tant que nos cœurs battent à l’unisson, aucune force ne pourra nous affaiblir. Ensemble, protégeons notre patrie, aimons-la, élevons-la. Ilaahayow dadka iyo dalkaba barakee, midnimadeenna iyo nabaddeenna adkee.
#MidnimoQaran🇩🇯🤝
Je suis né quelque part, oui.
Mais j’ai décidé de vivre pour tout un peuple.
Chaque région, chaque communauté, chaque accent fait partie de mon identité.
Mon combat est national, pas tribal.
Anihay Djibouti jano

Gogosha uu fidiyay Madaxweyne @HassanSMohamud waxaan rajeynayaa inay ka dhalato dib u yagleelidda Madasha Wada-Tashiga Qaran oo Dowladaha Xubnaha Ka ah DFS ay u dhan yihiin & wada hadal dhab ah oo Xisbiyada ka fikirka duwan Madaxweynaha lala yeesho.
#MidnimoQaran
#NationalUnity

Shortfilm #MidnimoQaran
Madaxweynaha cusub @HassanSMohamud rabbi xilka haku asturo ha u fududeeyo in uu dalka meel wanaagsan gaarsiiyo Madaxweynihii hore @M_Farmaajo waa mahadsan yahay
Haddii aan Soomaali nahay xaq ayaan u leenahay in aan u noolaano sida dunida kale ee nabadda iyo horumar
#MidnimoQaran

#Somalia needs stability and peace through consensus. It’s the duty of every citizen. One sided arguments are not a solution. #midnimoqaran will always be a beacon of hope and peace.
Waxaa magaalada Dhahar ee xarunta gobolka Highland kusoo dhowaynay Prof Cabdirisaaq Cabdulahi Waaberi Gudoomiyaha Xisbiga #MidnimoQaran ee Soomaalia ahna Musharax Madaxwayne DFS 2021.
Gudoomiyuhu waa nin dhalinyaro ah han Siyaasadeedna leh.
📸Galan Photography.

Shamso Shegow Allah SWT ha caafiyo. Maanta durbaan qabiil uma baahnine durbaan #MidnimoQaran baynu u baahamahay waayo halis baa inaku weegaaran.
Calankeenii cudoonaayee
Dunida caanka ka ahaa
Caawa waa calan aan la cisayn
Caalamka oodhane
Cudur baa ku dhacay dadku la wada cajabaye
Cadaan iyo madowba waa la cajajuubaaye
#GurmadDowladnimo
#CalankeennaSarreeya
#MidnimoQaran
#ShacaBDhiiran

#Xusuusta14kaOctober
RT @ThabitMhd: waxey aheyd #muusiboQaran waxa ku xigay #gurmadQaran waxana looga baxay #midnimoQaran
#14kaOctober, Maalintii mugdiga aheyd ee Musiibada Qaran inagu dhacday, dhowr usbuuc kadib way sanad jirsandoontaa. 14 Oct 2017 waxay aheyd maalintii ugu murugada badneyd abid ee umaddeena soo martay, waxaa mar qura isbedelay waxwalba. Fadlan lifaaqa aqriso. #Xusuusta14kaOctober

-Maanta iyo Dire_dhawa Somalinimo
Madaxweynaha deegaanka Soomaalida #Mustafe_Cagjar ayaa gaadhay Magaalada #DiriDhabe
Harar Qiimo wayn iyo quruxdeedi dire_dhawa
Jijigadii Qaboobayd Qabri dahare aneys Kaleh ................
Somali is one 💟🇸🇴💟
#MidnimoQaran #MidnimoQaran

#14kaOctobar,#Mugdi
#MusiiboQaran kadib #GurmadQaran waxaana uga gudubnay #MidnimoQaran.
Mahad badan Md @ThabitMhd,waan u istaagaynaa ka warhaynta dadkii & xaaladihii aynu soomarnay si lamid ah sidi aad u istaagtay 14Octobar,oo u ahayd Halyeygii soojeediyay indhaha dadka dunida.
#14kaOctober, Maalintii mugdiga aheyd ee Musiibada Qaran inagu dhacday, dhowr usbuuc kadib way sanad jirsandoontaa. 14 Oct 2017 waxay aheyd maalintii ugu murugada badneyd abid ee umaddeena soo martay, waxaa mar qura isbedelay waxwalba. Fadlan lifaaqa aqriso. #Xusuusta14kaOctober

14 Octobar, Maalin madow oo aan maskaxdeenna ka baxayn. #MusiiboQaran kadib #GurmadQaran waxaana uga gudubnay #MidnimoQaran.
TTN is Turkish company recently implemented Building #GaneralAbshirintAirport also build many Roads in Garowe win tender of #GaracadPort i hope their previous legacy will build standardized port @MahadBardacad @MohamudNadif #Turkisishcompnay
#GaracadPort
#midnimoqaran
Pm khayre "si aan uga baxni baryootanka waa inaan u adkaysannaa maalmaha xanuunka leh ee la dagaallanka musuqmaasuqa"
#PMKhairevisitspuntland
#MidnimoQaran

Last Seen Hashtags on Sotwe
GypsySoulPhotography
Seen from United States
dirtywhitesocks
Seen from United States
Colmek
Seen from Indonesia
LeDefile
Seen from United States
conned
Seen from Saudi Arabia
nolimit()*********************************************************************
Seen from United States
chat cornudo
Seen from Ecuador
YasuMassashige
Seen from United States
عمان
Seen from Saudi Arabia
innovi
Seen from France
Most Popular Users

Elon Musk 
@elonmusk
240.7M followers

Barack Obama 
@barackobama
118.7M followers

Cristiano Ronaldo 
@cristiano
114.5M followers

Donald J. Trump 
@realdonaldtrump
111.9M followers

Narendra Modi 
@narendramodi
107M followers

Rihanna 
@rihanna
98.7M followers

NASA 
@nasa
92.2M followers

Justin Bieber 
@justinbieber
91.8M followers

KATY PERRY 
@katyperry
90M followers

Taylor Swift 
@taylorswift13
84M followers

Lady Gaga 
@ladygaga
75.5M followers

Virat Kohli 
@imvkohli
73.4M followers

Kim Kardashian 
@kimkardashian
70.8M followers

YouTube 
@youtube
68.7M followers

Neymar Jr 
@neymarjr
66.4M followers

Bill Gates 
@billgates
65.2M followers

Selena Gomez 
@selenagomez
63.1M followers

The Ellen Show
@theellenshow
62.1M followers

CNN 
@cnn
61.7M followers

X 
@x
60.6M followers

























