Top Tweets for #qaad
To all Somali leaders:
The Day will come — promised by Allah — when you stand before Him and answer for your leadership.
Today you still have time. Act humanely. Stop the drugs destroying our families. Answer the call while you still can.
#Qaad-Diid 2026
I stand 100% with Professor Lamumba: Somali youth must rise up and hold our so-called leaders to account. Challenge them. Demand better. Be the change you want to see in Somalia
#SomaliYouth
#Qaad-Diid


Soomaaliya inta ay #Qaad kusoo gadato sandkii oo lagu qiyaaso $810 Million waxay dhisi kartaa wadooyin wanaagsan iyo meelo ay biyuhu maraan .
#AyaanDaro
Saaka waxaa Nairobi ku xaniban shacab badan oo Soomaaliyeed ,Culumo,Hooyooyin dhalinyaro dhamaantood waxay usocdeen #Soomaaliya waxayna waayeen diyaarad ay raacaan.
Dhanka kalena 29 diyaaradood oo sida daroogada xaaraanta ah ee Soonaaliya lagu dumiyo ee loo yaqaan #Qaad ayaa maanta kabaxay #Nairobi kuwasoo si bilaa caqabad ah uga degay dhamaan garoomada diyaaradaha Soomaaliyeed .
Somali duleysan
Kenyana Heshiis la ah .

Hadaad gabar tahay haguursan nin #Qaad cuna, hadaad Xaas tahay oo ninkaagu qaadka cuno udulqqado oo jafjafo odagaaga Ogoow nin qaad cuna nin la’aan wuu dhaamaa koluu maalin daah kuu xirana.

Madaxweyne @HassanSMohamud Legacy waxay noqon doontaa dhul-boob iyo Madaxweyne #Qaad Share kuleh.
#Shame What a horrible legacy.
#Somaliland Elections
Muwaadin hadaad xalay #Qaad cuntay oo aad dhafarsan tahay iska hubi cida aad ucodeeyneyso ha degdegin, indhaha kala fur.
#Qaadku wuxuu leeyahay hubsiino la’aan .

THINK ABOUT THIS.
30 sano hadaad qaad cuneysay maalin walba 8 saacadood ufadhido ogoow 30 kaas sano 10 sano oo cimrigaagii kamida #Qaad ayaad ufadhiday .
Aakhirana waa lagu weydiin doonaa maxaad kuqabatay cimrigii aan kusiinay? Maxaad ilaahey lahortagin ? Waan qayilayey miyaad oran?
Ollolaha #Qaaddiid
Talo & Tusaaleyn

Guryo madhisan ee wuxuu dhisay wasaarado Iskuulo, Stadium taalooyin,ciidan iyo dowladnimo.
#Qaad kama ganacsan ee wuu mamnuucay .
#Legacy Xurmadle Madaxweyne
@M_Farmaajo

Madaxweyne #Qaad wale ah dal maxoreyn karto waayo iyadaa ciidankeedii dhabar jebisay oo daroogo siisay.
#AyaanDaro

The Somali government must take a firm stance against #secessionists and Ethiopia by expelling Ethiopian #troops from Somalia, expelling their #ambassador, prohibiting #EthiopianAirlines from entering Somalia, and prohibiting #Qaad (drug plant leaves) from Ethiopia,
Last Seen Hashtags on Sotwe
Amateur
Seen from Germany
anxiouspandaa
Seen from United States
지인상납
Seen from Korea
야노
Seen from Korea
girlsweed
Seen from United Kingdom
gattouz00
Seen from United Kingdom
MNMeetup
Seen from United States
brosis
Seen from Japan
VeerSavarkarStadium
Seen from United States
plapping #cum
Seen from Italy
Most Popular Users

Elon Musk 
@elonmusk
240.5M followers

Barack Obama 
@barackobama
118.7M followers

Cristiano Ronaldo 
@cristiano
114.4M followers

Donald J. Trump 
@realdonaldtrump
111.8M followers

Narendra Modi 
@narendramodi
107M followers

Rihanna 
@rihanna
98.7M followers

NASA 
@nasa
92.2M followers

Justin Bieber 
@justinbieber
91.8M followers

KATY PERRY 
@katyperry
90M followers

Taylor Swift 
@taylorswift13
84M followers

Lady Gaga 
@ladygaga
75.5M followers

Virat Kohli 
@imvkohli
73.4M followers

Kim Kardashian 
@kimkardashian
70.8M followers

YouTube 
@youtube
68.7M followers

Neymar Jr 
@neymarjr
66.4M followers

Bill Gates 
@billgates
65.2M followers

Selena Gomez 
@selenagomez
63M followers

The Ellen Show
@theellenshow
62.1M followers

CNN 
@cnn
61.7M followers

X 
@x
60.6M followers




