Top Tweets for #runta
Waxa aan aad u bogaadinayaa , in ay dhallin'yarada #Gadabuursi ku soo baraargayaan #Runta lama huraanka ah , ee uu #Gaal iyo #Islaam'ba horay u qireen .
#Dhulka_Ciise uu diiwaan'gashan yahay
#Nadaddu waa lama huraan


#Runta Qadhaadh Qalas Gaas J. Keey
Ka Dhan ah Hagar-daamada Lagu Hayo Dowladda SSC-Khaatumo
Kadib markii maamulka SSC-Khaatumo uu si rasmi ah u helay aqoonsi iyo taageero ka yimid Dowlada Faderalka iyo bulshada Soomaaliyeed Iyo caalamka, isbeddel muuqda ayaa gadheen gobollada Sool, Sanaag iyo Cayn (SSC). Waxaa dib u soo ifbaxay shaqsiyaad horey ugu adeegayay cadowgii shacabka SSC, kuwaasoo hadda doonaya in ay carqaladeeyaan dowladnimada iyo midnimada ummadda reer SSC.
1. Isbeddelka Cadowga Dib-u-soo Noqday
Waxaa la arkayaa in shaqsiyaad ka tirsan madax-dhaqameedka, gaar ahaan garadyo la yaqaanay in ay horey ula safnaayeen cadowga shacabka SSC, ay hadda boodhka iska jafayaan, una muuqdaan kuwo dib ula soo baxay dano gaar ah oo khatar ku ah jiritaanka dowladda SSC-Khaatumo. Waxaa si gaar ah loola xariirinayaa:Ishana ku hayay
Ina Garaad Cali
Ina Garaad Ismaaciil
Labadan garad waxaa la sheegayaa in ay yihiin wakiillo uyihin cadowgii hore ee shacabka SSC, kuwaasoo hadda adeegsanaya dhaqaalaha iyo xiriirada dibadda si ay u wiiqaan dowladnimada SSC.
2. Doorka Garad Mukhtaar Garaad Cali
Garadkan wuxuu xarun ka dhigtay magaalada Nairobi ee dalka Kenya.
Waxa uu kaalin muuqata ku leeyahay isku xirka madax-dhaqameedyada kor ku xusan iyo dowlado shisheeye.Oo masuul ka ah Cadowga Shacabka SSC
Waxaa jira warar iyo caddeymo muujinaya in uu dhaqaalihii loogu talagalay burburinta SSC uu ka soo qaatay ilo dibadeed.
3. Garadada Ugu Halista Badan Ee Ka dhanka ah Dowladda SSC
Waxaa cadowga koowaad ee dowladda SSC-Khaatumo maanta loo aqoonsan karaa qaar ka mid ah Garadaada Beesha Dhulbahante Qaar ka mid ah shaqsiyaad khiyaamay qadiyaddan
Garad Jaamac Garaad Cali
Garad Jaamac Garaad Ismaaciil
Garad Mukhtaar Garaad Cali
Shaqsiyaadkan waxay khatar weyn ku yihiin majo-xaabinta dowladda SSC, waxaana jira warqado iyo caddeymo muujinaya in:
Ay heshiisyo iyo is-fahamyo la galeen dowlado shisheeye.
Ay la shaqeeyaan hay’ado si hoose u maalgelinaya carqaladaynta SSC.
Ay wax u dhimayaan himilada shacabka SSC-Khaatumo ee ku aaddan dowladnimo iyo midnimo.
4. Digniin Ku Socota Bulshada Reer SSC
Waxaan si adag uga digayaa in bulshada reer SSC:
Ay ka digtoonaadaan siyaasiyiinta iyo madax-dhaqameedka kor ku xusan.
Ay garawsadaan doorka dhabarka-dambe ee cadowga SSC.
Ay taageeraan dowladda SSC-Khaatumo si buuxda, una wajahaan cadowga gudaha iyo dibadda.
5. Gabagabo
Cadowga shacabka SSC maanta ma ahan mid kaliya bannaanka ka yimid. Waxa uu hadda leeyahay wakiillo gudaha ka shaqeeya, gaar ahaan kuwo sheeganaya madax-dhaqameednimo. Waxaan halkan idiinku balan qaadayaa in aan lasoo wadaagi doono:
Sawirro caddeyn u ah xiriirkaas.
Dukumiintiyo iyo xogaha qarsoon ee ku saabsan heshiisyadooda.
Dowladda SSC-Khaatumo waa in ay si cad u wajahdaa khatartan gudaha, waxaana muhiim ah in shacabka la wargeliyo, lana mideeyo si loo ilaaliyo jiritaanka iyo dowladnimada ummadda reer SSC.
Qore: Qalas Gaas J. Keey

#Runta In laysku sheego Waa lama Huraan #Dhulbahantow
Mardhow waxan halkan Bulshada Kula wadagayaa warbixin Kooban Oo dhinacyo walba tabanaysa
This is no longer the time when we could be #silenced and have our speech #suppressed

#Runta kaliya ee la iska indho tiro waaye arinkaan hadii aad dhimato adiga kaliya dhintay nolosha wey socone noqo qof geeri dabadeed la xasuusto oo wanaag badan usamey dadka inta nooshahay.
“Wanaaga qof aad usameyso isago ubaahan shuruud la’aan waa calamad anan abid ka tirmeynin qalbiyada ”
#Boosaaso #Soomaaliya #Soomaaliland #Hargeysa #Muqdisho #Garoowe #Gaalkacyo
Shaqo micne leh oo lugu qanco Nolol bilaa jirro iyo rafaad ah Nolol weligeed ah oo ad farxad kula noolaatid reerkaaga iyo asaxaabtaada “Oo waxaad garan doontaan #runta; runtiina waa idin xorayn doontaa.”

#Gaf ka xun ma jiro , in #Ummad dhan
▪︎Taariikhdeeda la min'guuriyo
▪︎Ubadkeeda-na #Been lagu anqariyo
Xattaa @InaKaahin baa erey ku celin karin
#Runta ha-la isku sheego

En esta Navidad, la alegría llegó de la mano de la solidaridad.
Una familia de la vereda #Runta destapa regalos por primera vez bajo el árbol de Navidad, obsequios que fueron entregados con cariño y amor, construyendo #FamiliasFelices
En esta Navidad, la alegría llegó de la mano de la solidaridad. Una familia de la vereda #Runta destapa regalos por primera vez bajo el árbol de Navidad, obsequios que fueron entregados con cariño y amor por @PoliciaMTunja, construyendo #FamiliasFelices
En esta Navidad, la alegría llegó de la mano de la solidaridad. Una familia de la vereda #Runta destapa regalos por primera vez bajo el árbol de Navidad, obsequios que fueron entregados con cariño y amor por @PoliciaMTunja, construyendo #FamiliasFelices
En la vereda #Runta una ciudadana quien es agredida por su ex pareja sentimental informa a @PoliciaMTunja que cuenta con una medida de protección por esta razón es capturado el ciudadano de 30 años por el delito de fraude a resolución judicial

#Prevención l #PolicíaComunitaria de @PoliciaMTunja en la vereda #Runta adelantó tarde de cine con los niños, niñas y adolescentes, con el fin de llevar una tarde lúdica y llena de diversión, donde la comunidad agradece estas buenas acciones que realizan en beneficio de la niñez.
#PolicíaComunitaria de @PoliciaMTunja en la vereda #Runta adelantó tarde de cine con los niños, niñas y adolescentes, con el fin de llevar una tarde lúdica y llena de diversión, donde la comunidad agradece estas buenas acciones que realizan en beneficio de la niñez.
Last Seen Hashtags on Sotwe
Most Popular Users

Elon Musk 
@elonmusk
240.6M followers

Barack Obama 
@barackobama
119.2M followers

Donald J. Trump 
@realdonaldtrump
111.7M followers

Cristiano Ronaldo 
@cristiano
110.6M followers

Narendra Modi 
@narendramodi
107M followers

Rihanna 
@rihanna
97.7M followers

NASA 
@nasa
92.2M followers

Justin Bieber 
@justinbieber
90.9M followers

KATY PERRY 
@katyperry
87.7M followers

Taylor Swift 
@taylorswift13
81.5M followers

Lady Gaga 
@ladygaga
73.1M followers

Virat Kohli 
@imvkohli
69.9M followers

Kim Kardashian 
@kimkardashian
69.8M followers

YouTube 
@youtube
68.7M followers

Bill Gates 
@billgates
63.9M followers

Neymar Jr 
@neymarjr
62.7M followers

The Ellen Show
@theellenshow
62.4M followers

CNN 
@cnn
61.9M followers

X 
@x
60.8M followers

Selena Gomez 
@selenagomez
60.8M followers






















