Top Tweets for #xukunka
@AminAmirArts Waxaa dowladnimada #Soomaaliya gacanta u gashay kuwii #xukunka laga #ilaalin jiray, dalwalba wuxuu leeyahay kuwo laga ilaaliyo #xafiiska looga #taliyo dalkaas. Marka yaan lala #yaabin Ayaxaan ku habsaday #VillaSomalia.

Musharrax Waddani #Cabdiraxmaan Cirro, ayaa ku dhawaaqay #ballan qaaday in aanay dhici doonin #muddo kordhin dambe haddii uu #xukunka ku guullaysto.

@Abdulkullane Mooryaan #dullaysan oo #bililiqo ku kor ah haka sugin xukun wanaagsan, kaliya waxay garanayaan sida #jeebabka loo #buuxsado. Xilligga #doorashadana hal ku dhagoodu waa"Xamar Ukaa leh".
Wadankastaa wuxuu leeyahay #shakhsiyaad laga #ilaaliyo inay #xukunka qabtaan.

@Abdiweliomar Abdiwali, Garoowe sow #Aabi_inkarna ee #Caruurtiisii ayagana inkarnayeen Mogadischu intu #Xukunka uu dhibay, asagana nogu tagay ma joogo ?

Caddaaladdu aragtida Islaamka, waxay samaysaa macnayaal dhowr ah, mid kasta oo ka mid ahna haddii la soo qaado waxaa suuragal ah in ay si ama si kale u la xidhiidho Diinta sida #xuquuqaha, #xorriyadda, #xukunka & #xeer_dejinta sharci.
@EGaraad_ She has just told us who she is representing, I won't be surprised for her #ill_treatment voice.
Mooryaan #qooshan oo #takhaysa, waxba kama duwana tii lahayd 500 oo wiil baan haystaa #VillaSomalia ayaa u dhacayaa, Qoom #ciidbuurasho iyo qabiilkicin #xukunka ku yimid.

@FarmaajoComms Maasha Allaah.
Hambalyo Madaxweyne #Farmaajo shacabkaagu waa ku #faraxsanyihiin inaad ku biirtay #Baarlamaanka Soomaaliya. Nabad ku soo noqo #xukunka dalka adoo nabadqaba Idanka Alle.


@Sacadfaarah Maasha Allaah.
Allaha #barakeeyo Madaxweyne #Farmaajo iyo dowladdiisa #NabadIyoNolol. Waxaa #xaqiiqo cad ah in #madaxdaan yihiin kuwii #dalkaani u #baahnaa ee halagu #mintido sidii ay #xukunka usii hayn lahaayeen.

#Somaliland: #Guddoomiyaha Solja Muxu Ka Yidhi #Xukunka Wariye #Coldoon? Yaab https://t.co/Ehpgc6dkdQ

Last Seen Hashtags on Sotwe
Trends for you
Most Popular Users

Elon Musk 
@elonmusk
241.5M followers

Barack Obama 
@barackobama
118.8M followers

Cristiano Ronaldo 
@cristiano
114.5M followers

Donald J. Trump 
@realdonaldtrump
111.8M followers

Narendra Modi 
@narendramodi
107.1M followers

Rihanna 
@rihanna
98.7M followers

NASA 
@nasa
92.3M followers

Justin Bieber 
@justinbieber
91.8M followers

KATY PERRY 
@katyperry
90M followers

Taylor Swift 
@taylorswift13
84M followers

Lady Gaga 
@ladygaga
75.5M followers

Virat Kohli 
@imvkohli
73.5M followers

Kim Kardashian 
@kimkardashian
70.9M followers

YouTube 
@youtube
68.8M followers

Neymar Jr 
@neymarjr
66.5M followers

Bill Gates 
@billgates
65.3M followers

Selena Gomez 
@selenagomez
63.1M followers

The Ellen Show
@theellenshow
62.2M followers

CNN 
@cnn
61.7M followers

X 
@x
60.7M followers





