@OAbraar Xerar calaamku u leyahay majiro imika ee ha ku habsaamin dad dalkoodi dhistay oo meel gaadhay ee kuwa aad u taliso meel gaadhsi, muqdisho oo kaliya ayaanad babad ku marikarayn adigu
Waxan la yabay aqoon yahanka Somalia (South Somalia) waxay ka midaysanyihin burburka Somaliland iyo sidii ay u burburin lahayeen , waxan talo odhan laha waar meeshina emansada oo cudon way tagte ilaaba
@ProfHusseinWar Ma taqanid Somaliland , hadaanu axmaar iga kaa dhawayn kumaad hamideen inad marlaabad baabisan Somaliland , axmaar marna ma uu baabin Hargeisa , lakin maanta hadi ay Hargeisa dagaal ka dhici lahaa reer xamar fantasiyo ayuu dhigi laha
@AbdinasirSola Dawlada mid nimada Somalia ku hamiyaysa wa taa safaradeeda iyo safiurkeduba at dad doonaya ina ay mija xabiyaan amba qalanqal ay karidin dad iyo dhul nabada , bal ha noo sheegan waxay dawlad ku yihin