In Oyam, I drove for 27kms, from Col. Engola’s home to Icheme and to Otwal, looking at the different sides of the road. I only saw some little patches of Muhogo (cassava) and maize. That is why at Otwal, I asked the question: “Cente (sente), tye kwene?”- “From where do you get money?”
What has Operation Wealth Creation been doing in that area? No coffee, no fruits, no poultry, no piggery, no dairy and no fish farming. In otherwords, no PDM.
As I told the Oyam People, I am going back in August to get an answer to that question. The chairman, told me about watermelons and soya beans. Those are not part of the activities for PDM. What is the cura (Kibaro)?
I also noticed some irresponsible people encroaching on the wetlands. They must get out. We need the swamps as dero (granary, store of water) for irrigation; not for rice and crops. Crops are for the dry land.
Ra'iisal wasaarahii hore ee dalka Japan ayaa u geeriyooday maanta dhaawac kasoo gaaray weerar lagu qaaday saakay xilli uu la hadlayay dad shacab ah Shinzo Abe ayaa bulshada kula hadlayay fagaare ku yaala gobolka Nara, waxaana rasaaas ku furay nin ku hubeysan qori macmal ah
Ra’iisal Wasaare Dil ka badbaadey!
Waa muuqaal kooban oo cabsi leh isla markaana feejignaan laga kororsan karo.
Waa muuqaal Sabtigii lasoo dhaafey Si toos ah looga duubay Weerer lagu soo qaadey Ra’iisal Wasaaraha Dalka HAITI Areil Henry.
Dadka oo ku kala duwan xagga caqliga, dhaqanka, akhlaaqda iyo dabeecadaba inaad la wada dhaqanto waxay kaaga baahan tahay sabar iyo inaad mararka qaar si qasad ah waxyaabo isku ilowsiiso, si xiriirku u soo socdo una daaimo.
Waxaan ka tacsiyeynayaa geerida ku timid Raisu Wasarihii hore marxum Cumar Carte Qaalib oo maanta ku geeriyoday magaalada Hargeysa. Marxumka waxuu u soo adegay umaddiisa muddo dheer, asagoo qaranka u soo qabtay xilal kala duwan
Waxaan u tacsiyeynayaa qoyskiisa iyo umada somaliyed