LHambalyo Qaybta 26-aad ee Maamulka Waqooyi Bari
Waxaan hambalyo iyo bogaadin u dirayaa saraakiisha loo magacaabay Qaybta 26-aad ee Maamulka Waqooyi Bari.
Alle ha idiin fududeeyo xilka cusub, hana idinka dhigo kuwo si daacadnimo, karti iyo waddaniyad leh ugu adeega shacabka
🇸🇴Hambalyo 15-ka May — Maalinta Dhalinyarada Soomaaliyed & SYL
Maanta waa maalin qiimo weyn u leh shacabka Soomaaliyed gaar ahaan dhalinyarada 15-ka May waxay astaan u tahay geesinimadii midnimadii iyo wadaniyaddii dhalinyaradii SYL ee naftooda iyo maskaxdooda u huray
🎉 Hambalyo & Bogaadin
Waxaan si weyn u hambalyeynayaa go’aamada ka soo baxay Shirweynaha Dhammaystirka Geeddi Socodka Dawlad Goboleedka Sool, Sanaag & Cayn.
Ku biiritaanka Dawladaha Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay ahay
#DowladGoboleed#Somalia#Qaranimo
Falasteen🇵🇸🙋♂️🩷
What is happening in Gaza is something that the world is ignoring
The people of Gaza will win, God willing
We will witness the victory of the people of Gaza
The people of Gaza are disappointed with their Muslim brother🇩🇯🇰🇼🇯🇴��🇷🇲🇾🇱🇧🇵🇰🇶🇦🇸🇴🇸🇾🇾🇪🇺🇿🇸🇸🇸🇧🇸🇦🇸🇬🇧🇭🇧🇩
#Qaza