Fadlan ka soo qeybgal Bandhigga Buugga “Qaran-jabkii soomaaliya iyo reer guuraa Is-diidan”
Qoraa Xuseen Cali Jimcaale (Xuseen Ha Noolaato)
Arbacada
8 Feb 2023
Location Bader hotel km5
Hamalyo Dr. Hussein Ali Jimale oo difaacay PhD Thesis on the topic of Federalim and Politics in Clan- based Somali Society. Waxaan urajeenayaa inuu ku anfaco naftiisa, qoyskiisa iyo dalkiisa.
Weerarkii ka dhacay xarunta NISA ee Doolow, oo ay fuliyeen ciidamo Itoobiyaan ah, wuxuu caddeyn u yahay ku-tumasho madax-bannaanida Soomaaliya. Dowladda Federaalka waa in ay si qaranimo leh uga falcelisaa. Madax-bannaanideenna. 🇸🇴
82 sano ha hor, 13 dhalinyaro Soomaaliyeed ayaa ugu baaqay dadka Soomaaliyeed MIDNIMO BUUXDA. In la mideeyo 5ta Soomaaliyeed iyo in la mideeyo shacabka Soomaaliyeed ayada oo laga hortegaayo waxyaabaha kala qaybiya dadka sida qabyaalada siyaasadaysan oo keenta sadbursi, eex, iyo ku takrifalka awoodeed. Haseyeeshee, nasiib daro, waa muuqataa heerka ba'an ay joogto MIDNIMADA SOOMAALIYEED. Dawladnimada Soomaaliyeed kuma dhismayso waxaan midnimo iyo heshiis ahayn. Inta kala qaybinta dadka Soomaaliyeed ka shaqaysa, inta dagaallada hurinaysa, inta maalgelinaysa, dib ha milicsadaan taariikhda hogaamiye xooxeedyadii (warlords). Xagee ku dambeeyeen? Waxay ku baaba'een fowdadii ay iyagu abuureen. Intooda badani waxay ku dambeeyeen qaxooti, ama ay ku dhinteen dagaalaadii. Casharku waa kaas.
ENGLISH VERSION
Eighty-two years ago, 13 young Somalis called upon the Somali people to embrace complete unity. They advocated for the unification of the five Somali regions and the consolidation of the Somali population, warning against the divisive forces that tear society apart—particularly politicized clanism, which fosters favoritism, injustice, and abuse of power. Unfortunately, the current state of Somali unity remains dire. A functioning Somali state can not be built without genuine unity. Those who promote division among Somalis, those who incite conflict, and those who fund destruction should take a hard look back at the history of the warlords and the devastation they caused.
Where did they end up?
They were consumed by the very chaos they unleashed. Most of them vanished into political irrelevance, exile, or violent deaths. That is the lesson to be learned.
@DrBaadiyow Masha Allaha Waan sugeynaa anaga Goor dhaw in laga baal-furo buuggaan Qiimaha badan” search of exceptional leadership “ Hambalyo prof Dr .Abdurahman Baadiyow.