Sincere gratitude to all countries who stand with our sovereignty, unity & territorial integrity. Israel’s unlawful recognition of Northwestern region of 🇸🇴 as an independent State violates the UN Charter & AU principles, & is null & void
🌎 must unite against these violations.
Doodda ku saabsan goboleynta iyo degmeyntu way soo noqnoqotaa. Inta badanna, dowladaha kala duwan waa siyaasadeeyaan. Bal dib ha loo aqeriyo qodobka 49aad ee Dastuurka KMG ah. Dabcan fakhradaha uu qodobkani ka kooban yahay waa is-burrinayaan. Waana muuqataa inaan si fiican looga fekerin markii la qorayey. Haba ahaatee, haddii loo raaco sida uu qoran yahay, gobollada qaar ayaan soo buuxinayn shuruudaha ku qoran.
Ha lala aqriyo sida caalamku uu sameeyo goboleynta waayo waxaa jira gobollo juqraafi ahaan iyo dad ahaanba yaryar, haddana ah gobol. Prince Edward Island waa gobol yar oo Canada ka tirsan, haddana waa gobol la mid ah Ontario iyo Quebec. Tusaale kale waa Mareykanka oo Rhode Island oo aad u yar waa gobol halka, Alaska oo dhul ahaan weyn iyo California iyo New York oo ay dad aad u badan deggan yihiin ay yihiin gobollo. Weliba midkiiba wuxuu soo dirsadaa laba senator.
Goboleynta iyo degmeynta waa lama huraan in la iska wareysto.
Sanad walba dadka Muslim ka ah waxa laga soo aruuriya ku dhawaad half trillion ama $500 billion oo zaka ah hadana is weydii faqriga dadka muslimka heysta iskaba daa hayadaha kale ee aduunka wax bixiya.
Zakarie A Hashi
BREAKING: A Mogadishu court passes lenient penalty against 36 Iranian and Pakistani fishermen caught illegally fishing in Somalia waters in April this year.
The court fines them $396K ($11K each); rules confiscation of the two boats, equipment and 24,850 tons of fish they illegally caught in Somalia waters.
The court also fined the fishermen $30K for a previous theft of fish from Somalia in November last year.