Businesses in Hamarweyne district destroyed.
The demolished sites are located from the Gold Mall to the Mogadishu Mall area.
The reasons for the destruction were said to be that the road was congested in # Somalia
Goobo Ganacsi oo kuyaal degmada Xamarweyne oo la burburiyay.
Goobaha la burburiyay ayaa waxaa ay ku yaallaan laga bilaabo Suuqa Dahabka ilaa Agagaarka Muqdisho Mall.
Sababaha burburinta ayaa lagu sheegay in wadada ay ciriiri ka dhigeen#Somalia
Ciidamada Amaanka #Kenya ayaa soo bad baadiyay #Xafso Maxamad Luqmaan oo lagu geystay Guri ku yaalla aagga Matopeni ee xaafadda Kayole ee ismaamulka #Nairobi.
Hiran Regional Deputy Commissioner for Finance and Politics Abukar Sheikh Abdullahi (Maadey) has preliminarily resolved a riot in Beledweyne that resulted in a car crash.
Muslim worshippers participate in the last Friday prayer of Ramadan amid the coronavirus disease (COVID-19) outbreak, outside the mosque in Hamarweyne district of Mogadishu, Somalia May 22, 2020. REUTERS/Feisal Omar