HAYAANKA TUBTIISA HAYSTA
Waxa aan hambalyo & bogaadin u dirayaa Guddoomiyaha cusub ee Golaha Wakiilada Somaliland Mudane Yaasiin Maxamuud Xiir Faratoon oo maanta Xildhibaanada Goluhu ugu codeeyaan in uu noqdo Afhayeenka cusub ee Golahaasi yeesho.
Waxa aan u rejaynayaa #Midnimo
Sawirka Sanadka waa Sadax Madaxwayne oo Isirka Soomaaliga ah Ku Abtirsada iyo Madaxwaynaha Kenya #Dhamaantoodna waxay ku Suganyihiin @Somalia Abiye Ahmed Asal ahaan Waxa Lagu Timaamaa in uu Soomaali kasoo jeedo Dad badan baa Aaminsan Dhaqankiisa iyo #Lebiskiisa waa Somali
Kufsiga Ciladu maaha EE Xeerka #Jinsiga Waxa ku jira ama ka buuxa wax Diintana Suuban Si walba uga hor imanaaya Xeerkan waxa hore U Celiyay Baarlamaankii 10aad oo aan ka mid Ahaa Baarlamaanka 11aad Ma Ansixin Doonan wayna #Celin doonan I.A kolay Anigu Gacanta Uma taagi doono
Waa in dowladu kala Laabato Shatiga Ganacsiga Caafimaadka Hospital lada dadka dhiig bixiyasha ku xiraya in ay Lacag baxshaan.@TheVillaSomalia@HamzaAbdiBarre