Pro. Maxamed Sheikh Osman Jawaray oo afka furtey asigoo waliba ka hadley wixii maanta ka dhacay golaha shacabka , dhinaca kale taliyaasha ciidanka ayuu u cudur daarey bal ila daawo muqalkan
Ra'isulwasaraha Dalka oo muujiyey wax aan horey madaxdii dalka soo martey loogu baran
__________
Ra'isulwasare Kheyre oo Waxba kama jiraan ku tilmaamey heshiiskii ay wada galeen dowaladda la magac baxdey somalilan iyo hayβadda lagu magacaabo Dpd World ee laga leeyahay Imaradka
HANBALYO
War goordhow iga soo gaarey kismayo ayaa sheegaya in Mohamud Cabdulahi siraji oo ku guuleystay kursigi walaalkiis ka geeriyooday cabas cabdulahi Siraji oo tartankisa maanta ka dhacay maamulgoboledka jubland waxan leeyahay ilaah hakula garab galo xilka manta laguu doortey
Congratulations on your new ministry Hon. Adan Mohamed. I wish you many years of achievement. Waxaa lagugu yaqaanaa howl karinmo iyo caddaalad.. waxaan kugu dhiiragelinayaa in aadan ka daalin howsha aad shacabkaaga Kenya aad u heysid. Mar kale Hambalyo.