๐ถ 5G & 6G Development โ Dalalka horumaray waxay tijaabinayaan Internet-ka jiilka 6aad ee loo yaqaan (6G), iyadoo la filayo in xawaaraha internet-ka iyo isku xirka qalabka (IoT) uu si weyn u kordho. ๐๐
#6G#5G#IoT#FutureTech#Jiilsom
๐ #Update!
Sharikada Adobe waxay ku dhawaaqday in ay soo saarayso Adobe Premiere oo noqonaya application ku shaqeeya taleefanka ๐ฑ๐ฌ.
โจ App-kan wuxuu kuu fududeynayaa editing-ka muuqaalada isagoo wata AI iyo qalabyo codka u gaar ah.
#Adobe#Premiere#Jiilsom#VideoEditing
UPDATE...
Sharikada #YouTube ayaa wax ka badali doonta nidaamka lacag-samaynta ee loo yaqaano #ypp (YouTube Partner Program), marka la gaaro 15ka luuliyo #2025
Apple waxay soo saartay digniin amni! ๐ข Haddii aad isticmaalayso iOS ka hooseeya 18.3.1, hackers ayaa heli kara xogtaada. Si looga hortago, cusboonaysii iOS-kaaga. Nooca cusub wuxuu leeyahay USB restricted mode, taasoo ka hortagaysa in xogtaada la jabsado adoo lock ku jira. #iOS
Waaxda Caddaaladda Mareykanka (DOJ) ayaa cadaadis ku saaraysa Google inay iska iibiso barnaamijkeeda caanka ah ee Google Chrome, iyadoo lagu eedeeyay inay ku xadgudubtay tartanka internetka. DOJ waxay ka warsugaysaa goโaanka maxkamadda si arrintan loo fuliyo.
#Google#Jiilsom
Update...
Sharikada Tiktok ayaa inoo ogolaatay inaan muuqaalada ku dari karno custom thumbnail oo aan muuqaalkasta ku dari karno.
#Jiilsom#Somalia#SomaliTiktok
๐ข Jiilsom YouTube Channel Hits 50,000+ Subscribers! ๐
A huge thank you to all our amazing supporters for helping us reach this incredible milestone! Your unwavering support means the world. Stay tuned for more exciting content soon! ๐
#Jiilsom#50KSubscribers#ThankYou