Update Guddida Doorashooyinka Somaliland oo soo saaray go’aankooda doorashada.
Guddida ayaa sheegay in aan doorashadu ku dhicinkarin wakhtigii loogu talo-galay.
Update Guddida Doorashooyinka Somaliland oo soo saaray go’aankooda doorashada.
Guddida ayaa sheegay in aan doorashadu ku dhicinkarin wakhtigii loogu talo-galay.
Update Donald Trump ayaa mar kale Soomaaliya ku tilmaamay Dal aan jirin oo baa’ba ah.
“Soomaaliya haddii ay tahay dal jira waxa loo tix galinayaa kan ugu xun Aduunka, Dal jira ma aha mana haystaan wax dal u eeg”
Update Official Communiqué, of the High-Level Coordination Meeting on Somaliland Airspace Management Chaired by the President of the Republic Of Somaliland.
Laba Xildhibaan oo ka tirsan Congress-ka Mareykanka, gaar ahaan Xisbiga Jamhuuriga ee Madaxweyne Trump ayaa ku biiray Xildhibaannada dabada ka riixaya xeerka aqoonsiga Somaliland ee horyaala Aqalka Congress-ka Mareykanka.
Update Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump, ayaa maanta gaadhay caasimadda Boqortooyada Sacuudiga ee Riyadh, waxaana garoonka diyaaradaha ee King Khaalid ku soo dhaweeyay dhaxal sugaha Sacuudiga Maxamed
Update Dawladda Maraykanka ayaa muujisay in ay kasoo horjeedo go’aanka shirkii Madasha Wadatashiga qaran ee Somaaliya.
Maraykanku wuxuu sheegay in go’aan kasta oo aan loo dhamayn oo ku saabsan Doorashooyinka Soomaaliya ay Burburin karto Sharciyadda iyo Amniga.
“Iminka waa Maraykanka, laakiin xitaa Ingiriisku waa in uu ka hawl galaa Aqoonsiga Somaliland.
Sanado badan Somaliland Waxa ay ahayd dal dimuqraadiyad ku degan, Waxa aynu u baahanahay in aynu taageerno.
Soomaaliya Waxa ay u guuldaraysatay si murugo leh.