Koyama island in the lower Jubba region of Somalia is the second largest island of the Bajuni Islands archipelago, situated approximately 40km southwest of #Kismayo, #Jubbaland state of #Somalia
π½ via @Omaruush
#farmajo ha u cadaalad falo reer south-west hana ka daayo aarsiga qabiil iyo tan awood isaga oo ku gabnaya awood madaxweyne ayuu laayey reer south-west aargoosiga farmaajo aan u midoobno.
#jubalnd#somalinimo
#Kismayo city is bouncing back and reborn as symbols of peace & hope in #Somalia.
Booming construction and a fixture on itineraries of prospective investors - clear signs that the region is progressing due to an improvement in its security efforts & economic pursuits. #Jubbaland
Dal isagoo bad qabba inta la xidhxidhay oo bandow la saaray deedna la yidhi halagu daabulo qaadka sumaysan ee Ethiopia oo bugta ka imanaaya.
Xukuumadda maka kibirbaa mise waa ka caqli-xumo sidani.
madaxweyne hurdaaye dalka xaalad halis ah hagelin.
@jubastatehouse#jubaland
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam oo howlo shaqo ku jooga Degmada Afmadow ayaa kulan la qaatay Odayasha dhaqanka iyo waxgaradka ku nool Magaalada Afmadow isagoo ka dhagaystay fariimaha iyo aragtiyada ay ka sidaan Bulshada ay wakiilka uga yihiin
"Xukunka dalka waxaa haya niman aan rabin in ay doorasho sax ah qabtaan, dastuurka ku dhaqmaan, federaalnimada ilaaliyaan, ciidamada qarankana u adeegsanaya dano gaar ah.
#jubaland