I wish to offer my most sincere congratulations to President-Elect of Kenya H.E. @WilliamsRuto and the people of Kenyan following the successful conclusion of the elections. You truly ran an enriching, overpowering campaign & May God help you fulfill your vision for your country.
Waxaan hambalyo u dirayaa dhammaan 54-ta Sanatar ee loo doortay @AqalkaSare, Waxaan sidoo kale ku bogaadinayaa Ra'iisul Wasaare @MohamedHRoble dadaalka uu ku bixiyey dardar-gelinta doorashada. Waxaan sidoo kale bogaadinayaa Madaxda Dowlad-goboleedyada & Guddiyada Doorashooyinka.
I would like to thank Allah who has granted us this historic victory after the long struggle by the people and Government of the Federal Republic of Somalia against the unlawful attempts by the Kenyan government to claim parts of our maritime territory.
H.E @M_Farmaajo
PM Rooble, asaga ayaa Wasiirada ku yiri: cid xil kama qaadi kartaan, waayo, waa kala guur, waddankuna waxa uu galay doorasho, marka ha ku dhaqmo xeerkii uu asagu golihiisa wasiirada ku dhaqayay!
Rooble, mar hadii uusan cid ka sareysa & cid ka hoosaysa midna uusan tixgelinayn ma filayo in uu dalka meel wanaagsan gey doono. Mana jiro qof kaligiis sharci ah. Hadii aan lees tixgelin kala dambeyni ma jiri doonto. Tallaabooyinka uu Rooble qaadayo oo dhan cidna kalama tashado.
I express my special thanks to H.E PM @MohamedHRoble for his leadership in these latest rounds of talks & for inviting the FMS leaders. I commend his unwavering endeavours & perseverance in debates. Thank you, Prime Minister for your instrumental role in our nation’s journey.
Foreign Minister Hon. Mohamed Abdirizak @MinisterMOFA summarized the discussion of the working visit of H.E President @M_Farmaajo to the Democratic Republic of Congo. Please watch below:👇