Warku wuu cadyahy Dadkaygow aan isku tashano su,aalahan jawab uma hayno.
Anaga oo og in wadankeenu ku jiray wadamada ku tiirsan Deeqaha marekanka waliba kalmaha hore kaga jirnay, hasa yeshii aan loo isticmali jirin si daahfurnan ah haddane wey so dhamaty .
Deeq danbe Maya.
Sidani sax ma ahan In General Somaliyed o wadankisa wax badan u qabtay laga badlo xeradi lago magac daray si dhira galin Ugu noqoto Cidanka Intisa kle lagu Badlo Ganeral Shisheye wa khalad an sarigasho lahyn waliba Ayado laheli karay wado kle oo ka Haboon
- - - - - - - - - 𝐂𝐎𝐃𝐒𝐈 𝐒𝐇𝐀𝐐𝐎 - - - - - - - -
Aniga oo tixraacaya geerida Madaxii Farsamada ee shirkaddiinna, waxaan codsanayaa in la igu beddelo booskii uu marxuumku ka dhintay.
Mar kasta oo aan shaqo idinka soo codsado waxaa la ii sheegaa in uusan boos idanka bannaaneyn, balse markaan waan idinku qabtay oo marmarsiimo idinkama yeelayo, oo waxaan xitaa ka qeybgalay aaska marxuumka, si aan u hubsado in uu dhintay oo la duugay, ka hor intii aanan shaqadaan soo dalban.
Codsigaygaan shaqo waxaan ku soo lifaaqay CV-gayga iyo shahaadadii dhimashada ee marxuumka.
Congratulations to Khadija Sheikh Shamsi on her appointment as the Dean for Student Services! Your dedication and expertise are truly inspiring. We look forward to the positive impact you will continue to make in this new role
Ma haboonayn in ubadkan la hor geyo maxkada oo ay dhagystan sidii wuxushnimada ahyd ee ay hoyadod loo dilay
Hdane cadeyn cad oo aan ayaga ahyn lama hynin.
Waa in Rag oo hoyadiz si silac logu hor dilay bal surayso hdii uu cadalada la Duudsiiyo maxu samyn kara.
#luulforjustice
I congratulate @SIMADUniversity student government President- elect Mr. Ahmed Hassan Jakula on his election. I wish him a successful tenure. @XAJSiOfficial