Waa arin loo baahna si shacabka somaliland dhiigooda Loo ilaaliyo Waa in wax walba dawladu u sameeya.
Arintana wa Mid dawlada somaliland & shacabkeeda u dhaxaysa Ee Waxba yaaney Somalida kale arimahoodu cusleeyeen Ku wareerin,
Mushkiladihina xalinta u raadsada
#Somaliland
Allah Ha unaxaristoh Godkana Ha unuuro Abwaan Hadraawi oo maanta tii Xaqa ahayd Utimi
Waa Geeri xanuun Badan waxaan uga tacsiyadaynayaa Qaranka iyo shacabka soomaaliyeed ba geerida ku timi Abwaankii weynaa ee Hadraawi
Alle ha u naxaristo intii dhimatay, hana cafiyo Inta dhawacantay shacabka mudaharaadayey lakin shacabku dantooda haka hor mariyaan tan shakhsiyaad adeegsanaya Ee Kursi doonka ah.
Muwaadin sixirbarar, koronto qaali noqotay Iyo noloshii Oo adkaatay ka mudaharaad taasba dantada ahe