@AbdiqaniTripleA Absolutely! 🌟 #LitavoGames is gearing up to change lives and redefine the future of gaming. Stay ready – something revolutionary is coming your way soon! 🎮🚀 #GameChanger#Litavo
Laga bilaabo maalinka jimcaha habeenka sabtiga ay soo galeyso - Taariikh: 18/1/2025 - Waqtiga: 12:00 am - game-ka 1aad ee litavo waxa uu noqon doonaa in maalinkii lagu ciyaaro $0.25 Cent.
Taasna waxa ay timid kadib soo jeedin ka timid ardaydda ku xeran Litavo free Acadamy, waxaan isku raacnay in haddi sidaas la sameeyo ay yaraan doonto dadka E-mails-ka fake ah sameysanaya si ayagga ay isugu codeyaan
Early bird catches the fly.
Salaadda Subax ✅
Hal Juz Quran ✅
Now jeebka 💰💵
Caawa live Trade meme coin, laptop diyaarso. 0.1 sol phantom wallet-kaaga kusii shubo.
Wixii fadhi kudirir rabo-na, odayaasha warehouse-ka dhex fadhiya marka qolka ay furaan u taga si aad isaga qaraaxeysataan ayagana shaqadda aysan u dareemin.
No BS here.
If the market pullbacks sometime before the election -- here are the prices for my top 10 holdings that would trigger a green light for me to add 🧐
1. $PLTR -- $32
2. $CRWD -- $245
3. $SNOW -- $110
4. $TSLA -- $180
5. $TMDX -- $120
6. $AMZN -- $165
7. $MELI -- $1400
8. $TTD -- $75
9. $DOCN -- $35
10. $GLBE -- $28
Meshaas baynu u soconaa madaxay haddii aydan illegal immigrants Ethiopian wax ka qaban…. Adeeg booliis ma bixin karo haddan farqi u dhexeyn mawaadinka, kan sharciga ku jogaa iyo qof bilaa sharci ah.
Qormadan waxaa leh @AhmedDohajog