Falastiin iyo dubays way is argayaan meesha ma isaaq baa jooga haldalba wax yar baa ka dhimaan is leef leefin looma baahna adeer
Anigaa qoloyar oo canalay ah ibootaynaysaa subxanallah
Maadaama lagu jira bishii Qiimaha iyo Qaayaha badnayd ee #oktobar ee uu curtay #kacaankii Barakaysnaa ee Ummada soomaaliyeed waxan iisaarnaan doona sawirkaygan aan kuxusaya🫡