Qayb ka mida qudbadiu madaxweynaha #mohamedAbdullahiFarmaajo oo si weyn ii ruxday sharafi korkaaga masuul waxad banaysay jid ku dayasho mudan waxanad farxad galisay umada somalida meshaydonan ha jogene๐โโ๏ธ๐ฏโค
Allow muqdisho Nabad ku dabaal xaalkooda waa bil ramadane mida kale waxa aan ku baaqaya in ay doorkoda ka qayb qaataan oday dhaqameedka waxgaradka ganacsatada iyo culumaa'u diinka muqdisho sidii arinkan nabad loogu dabaali lahaa
We can return ๐ช awoodii africa ayaynu ahayn balse waxa heerka lagu soo gadhay waa qabiil iyo nin kala jeclaysi plse waxan leeyahay intaasba halaga saaro meesha oo hala keeno qaacido ah soamli yaa wa u qaban kara yana awood u yelli kara magac ahan iyo dad ahanba #somaliyouth
I canโt imagine how this picture changed all my emotions.
Wax walba farxadiisan ku iloobay iyo dareenka farxadeed ee ka muuqda
Allow u gargaar umadada taballaysan๐คฒ โค