Director of Communications Office Ministry of Trade and Tourism ,Founder of Borama One Dollar ,General Director of Maax Dugsiiye institute for public Dialogue .
Warbixin Kooban Oo Ku Sahabsan Shirwaynaha Dhalinyarta Ee Boorama
Borama Youth Conference Waa Madal loo diyaariyay in Kor Logu Qaado Xirfadaha iyo Aqoonta Bulshadda siddo kale lagu dhiirigaliyo Dadkii Hadhiwaaga Ahaa Ee Sanadkii Tagay bulshadda wax badan kusoo kordhiyay.
Shalay waxaa inooga furmay hotel rays wajigii labaad ee barnaamujka #HHHHA2023 waxaana goob joog ka ahaa xildhibaan Allahi Aateye , Pro Ahmed A ismail iyo Pro Mohamed Jibrill o ah macalinka bixindona training sona kala xuli dona gulaystayasha wajiga 2aad .
#SUMADTV waa Application cusub oo aad ka helayso Channels ka Astaan oo dhan iyo kuwa Aduunka oodhan .
Waxaad kala so dagi karta Play Store ka iyo App Store ka sidoo kale waxaad ku isticmaali kartaa dalka gudihisa iyo dibadisa Muraayada TV gaga guriga iyo Xafiiskagaba