Warar laga helayo Baydhabo ayaa sheegaya in diyaaradaha dagaalka ee Turkigu ay duqeymo ka fuliyeen duleedka magaalada, iyagoo beegsaday goobo ay ku sugnaayeen ciidamo daacad u ah madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Lafta Gareen.
President Of Recognized Republic of Somaliland His Excellence Abdirahman Mohamed Abdillahi IRRO Has Today Return Back Home Here In Hargeisa And Recieved A Warm Welcome by Huge Crowds Of People
Well Come Back Mr President
Somaliland ayaa si adag u cambaaraysay weerarkii Ir*n ku qaaday waddamada Carabta, waxanaa ay sheegtay in ay si buuxda u garab taagantay waddamada khaliijka.
Wasaaradda arrimaha dibadda Somaliland ayaa warkan ku daabacday barteeda X.
MOFA ISRAIL
Dowladda Israa’iil ayaa soo dhaweysay Danjiraha cusub ee Somaliland u magacowday, Dr. Maxamed Xaaji
Israa’iil ayaa dhankeeda sheegtay inay dhawaan soo magacaabi doonto Danjirehoodii ugu horreeyay ee Somaliland.
Waa safiirka ugu sarreeya ee dal u magacaabo dal kale, isagoo leh awood sharci oo buuxda oo uu ku matalo dalkiisa, uguna saxiixo heshiisyo ama go’aamo rasmi ah.
“Mudnaanta Haweenku Waa Horumarka Qaranka.”
Haweenka Reer Somaliland oo ka arrinsanaya ictiraafka, kuna baaqaya in la xoojiyo mudnaanta ay ka helaan xukuumadda.