@YYididiilo@MohAhmedBlack It was grt and honour to meet and attend your wonderful seminar on leadership really enjoyed on your teaching style thank you so much i wish to meet u again dr
Waxaa si habsami leh usocda tababarki la xariiray sare uqaadida xirfadaha gabdhaha Soomaaliyeed. Tababarkaan waxa iska kaashanayo National Telecommunications Institute - NTI iyo @Jtech_somalia .
#LifeAtJUST#GirlsinICT2021#NTI#Jtech🇸🇴
@Abdi_dhaanto Kawaran hadaa Hargaysa calanka Blue ga la soo bixi lahayda maxaa kugu dhici lahaa ? Intaa hada Joogtay Sahal Terminal cid kula hadashay oo ku tiri waa maxay calankaan aad la soo baxday ma jirtaa ?