"Hoggaanka iyo wax-barashadu waa lama huraan midba midka kale.✅✍️
"Leadership and learning are indispensable to each other."
-John F. Kennedy
#KaaliyeLC#Kaaliye2021#GoodLeader
Welcome to our Twitter feed for information on leadership @KaaliyeLC 🤏🤏
"A good objective of leadership is to help those who are doing poorly to do well and to help those who are doing well to do even better."✅✍️
-Jim Rohn
Fallow @KaaliyeLC
Hogaamiyaasha waxay dadkooda ku beeraan rajo guul iyo aaminaad naftooda,Hogaamiyaasha togan waxay awood siiyaan dadka si ay u gaadhaan guul.
"Leaders instill in their people a hope for success and a belief in themselves. Positive leaders empower people to accomplish their goals"
u leeyahay bulshada waxaannu garannay, inaan Aasaasno xarun lagu barto cilmiga hogaaminta.
Xaruntani waxay ka shaqayn doontaa tayaynta iyo kor u qaadista hagaamiyayaasha Mustaqbalka.
#Goodleader#KaaliyeLc#Kaaliye2021
Hogaamintu waxay muhiim u tahay nolosha iyo horumarka aadamiga, habsami u adeegsigeeduna wuxuu suurtogeliyaa in la gaaro halka la higsanayo.Haddii aan hoggaamin jirin laguma guuleysan karo gaaritaanka halka maanka lagu hayo.
Hadaba innagoo ka duulaynaa ahmiyadda uu hogaanku
1/1👇