A government that practices nepotism, intimidates people,imprisons them,cooperates with terrorists,but claims to be fighting terrorists,will fail.This latest attempt to censor activists at home, threaten us abroad and silence our voices 🎤 will not succeed,look at #Iran & #Russia
The United States is the richest and most technologically advanced country in the world. And California is its richest and most technologically advanced state. And this is how local firefighters are putting out wildfires in Los Angeles.
Before 1887 Ogaden was not part of Abyssinia. It was in 1887, that Menelik conquered the city of Harar and expanded his Amharic empire and in 1891 controlled all of Ogaden from Somalia.
When will Ogaden go back to its original owners ?
Somali people, did you know that strange activities occur at Mogadishu’s Aden Adde Airport after the staff leaves between 6-8 pm and the airport closes for the day? Late at night, from midnight until early morning, foreigners arrive and depart before morning operations begin. Some flights carry large helicopters, which are loaded back into planes once their tasks are complete, and the planes quickly leave. Where is the government that should investigate this?
Waa maalin ciid ah oo Ahlu Qubuurkii jirkoodi banaanka yaallo, iyaga oo aan ka war qabin in madaxdii dalkooda xukumaysay ay dhibkaas u gaysatay.
Waxaan murugada iyo xanuunka la qaybsanayaa qoysaska aan maanta guryahooda farxadi ka jirin ee kujira xaalada adag ee laba-geeriyaadka ah. Kuwaas oo lagu khasbay in ay qubuuraha ka soo faagaan ehelkooda mootan, waalid iyo walaaloba.
Waxaan kaloo ka xumahay in Madaxweynaha Qaranka uu dhulalkii danta guud ku iibiniyo hab sharci darro ah oo xaraash iyo xoolo jaban ah, iyadoo lagu andacoonayo dowladda way ka maarantaa, hadana shacabkiisa ku dhahaya dhul qabuura ah baan dan guud uga maarmi waayey ee kasoo faagta eheladiina.
Go’aannadaas wuxuu hirgalinayaa Madaxweynaha isagoo shirar cilmi-baaris iyo siminaar ah ku bixinaya boqolaal kun. Shirarkaaa oo weliba ah kuwa aan maqaamkiisa u qalmin.
Waxaan ka codsanayaa inta faraxsan ee si qurxan u ciidaysa in ay soo xusuustaan walaalahooda la i taal daran go’aannada arxan darrada ah ee ay dowladooda dul dhigtay.
@AbdisalamAato Caatow, hadda Fahad kaama weyna!
Ku mashquulka nin aan hadda waxba hayn, waxaa loo qaadan karaa inaan hal abuur jirin, oo waxa kaliya ee marnaantaas lagu qarin karaa noqotay xan: ta danbe ayaana ka xun ta hore.
@AbdisalamAato Runtii hada Ninkaan waxaad u ataagaysaa inaad garab kale taageersan tahay Waxaana haboon Ninka ragga ahi inuu mab di,iisa ku ataago ra,yi ama aragti kale oo uu diidan yahay Ee iska daa Dacaayada aan macnaha samaynayn.