Xildhibaan Gobsan oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Shacabka JFS ayaa goor dhaw ka degtay Magaalada Hargeysa ee Soomaaliland sida ay ku daabacday Barteeda Facebook.
Magaalada Hargeysa waxaa caawa ku geeriyooday Allaha u naxariistee Marxuum Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo oo ahaa Madaxweynihii hore ee maamulka Somaliland.