Waqtigu ma istaago si uu kuu sugo, mana kuu soo celiyo wixii aad dayacday.
Maalin kasta oo tagta waxay qayb ka noqotaa taariikhdaada, halka maalinta kuu horraysa ay tahay fursad aanad weli garan waxa ay kuu siddo. π€π
Alxamdulillaah, maanta waa maalintaydii dhalashada. β€οΈπ
Sanad kale oo noloshayda ah ayaa ii bilaabmay. Alle ayaan uga mahadcelinayaa cimriga, caafimaadka iyo casharradii aan soo maray.
Sanadkan waxaan rajaynayaa inaan noqdo qof ka wanaagsan kii shalay.
Happy Birthday to me! π
Hal Sanno iyo Hal Taariikh β 2024
2024 wuxuu ahaa sanad gaar ah aniga iyo N.D.B Football Club.
Waxaan la wadaagay kooxda waqtiyo iyo xusuuso mudan in la xuso.
Hal sano gudaheed 3 Koob Shiikh Xamse Cup, Super Cup & Military Stadium Cup β 2024.
Guulaysta Dhamaantiin π₯β½οΈ
Waxaan ahay Maxamed Mubaarig, ciyaaryahan ka tirsan Caqayada FC. Dhaawac ayaa iga hakiyay safarkaygii kubadda cagta, balse riyadaydu weli kama tanaasulin. InshaβAllah waxaan ku soo laaban doonaa garoomada anigoo ka xoog badan sidan. Ducadiina ayaan idinka rajaynayaa Insha'Allah.
Maalinta Ciidul Adxaa ma aha oo keliya maalin farxad lagu damaashaado, balse waa maalin xambaarsan iimaan, walaaltinimo, iyo xusuus weyn oo ku saabsan usoo noqoshada Alle.
Ilaahay ha inaga aqbalo acmaasha wanaagsan, hana inoo beddelo Janno.
Ciidul Adxa Mubarak β€οΈ π