Home
Language
English
Türkçe
Bahasa Indonesia
About
Privacy Policy
Terms of Service
Pricing
Sign In
Download All
Share
Mohamed Abdullahi Beegsey
@mbeegsey
Founder&CEO @emaadonline | Writer | Lecturer | Accountant | Graphic designer | Social Activist | Views R Mine. RTs ≠ endorsement, ANT Drugs, Recist nd FGM
Somalia
Joined September 2015
1.8K
Following
1.3K
Followers
1.3K
Posts
mbeegsey
retweeted
San Francisco 49ers
@49ers
7 months ago
He just keep going 🤯 📺: FOX NFL+ // https://t.co/KTh0i4oaLh
49ers's tweet video.
Mohamed Abdullahi Beegsey
@mbeegsey
10 months ago
Russia 🇷🇺 officially announces cancer vaccine is ready for clinical use, rolled out to patients for free.
Mohamed Abdullahi Beegsey
@mbeegsey
11 months ago
Guuleeysta geeshkayagow, idinka iyo calankayga nuurow 🇸🇱
Mohamed Abdullahi Beegsey
@mbeegsey
11 months ago
WAXBA KAMA TEGIN, WAXNA LAMA TEGIN. Halkeey ka tageen Tiro mooyee Wax u tari meyn Kuweey u tageen Tuhun mooyee Tala uma geyn.
Who to follow
Axmed Guleed
@axmedguled33
Ma jirto cid u janjeerta siyaasadda.
Daadihiye
@daadihiyee
"Somaliya Soomaali baa iska leh"
GermanyinSomalia
@GermanyinSOM
Official X-Account of the German Embassy to the Federal Republic of Somalia, based in Nairobi, Kenya. Impressum: https://t.co/zqGF6tmmzm
Mohamed Abdullahi Beegsey
@mbeegsey
11 months ago
Soomaaliya ayaa ka qeyb gashay Shirka wadamada aan badda lahayn, hadda ogow Soomaaliya waxay leedahay xeebta ugu dheer Afrika. Maxaad is leedahay waa ugu wacan tahay inay soomaaliya ka qayb gasho shirkaasi? Mise baddeeda ayey iib ku raadin?
Mohamed Abdullahi Beegsey
@mbeegsey
12 months ago
Waxaan hambalyo iyo Bogaadin u dirayaa dhammaan shacabka reer puntland 27 sanno guurada ka soo wareegtay aas-aaskii puntland.waxaan u rajayn sannado badan oo barwaaqo, amni iyo xasilooni ah.
Mohamed Abdullahi Beegsey
@mbeegsey
12 months ago
Xalaal iyo Xoog hadduu xero-galo midna kuma xuma. Xassanow iskaga samir hubkaas.
Mohamed Abdullahi Beegsey
@mbeegsey
over 1 year ago
Allaha u naxariisto "Jeneral Ahmed Saleebaan
#Dafle
" Nin weyn oo adag ayaa caawa qaranka Soomaaliya ka baxay.
Mohamed Abdullahi Beegsey
@mbeegsey
over 1 year ago
Madaxweyne
@HassanSMohamud
mirihii uu shalay beertay ayuu maanta guranayaa. AhmedMadoobe marna isbeddelin waa midkii 2019 is caleema saaray isla maantana is caleema saaraya 2024. Isu e kaa maalmuhu 2019-2024.
Mohamed Abdullahi Beegsey
@mbeegsey
over 1 year ago
Shirka ay gabdhaha soomaaliyeed ku matalayaan Sarreeye Guud
#Goobe
iyo
#Goodax
waxaa looga hadlayaa cimilada, nabadda, ummul-raaca, gudniinka FIRCOONIGA AH iyo caado-wareerka dumarka. Saxaafadda dunida ayaa shirkaan hadal heeysa labadaan oday ee ardaaga dumarka fadhiya darteed.
See More
Mohamed Abdullahi Beegsey
@mbeegsey
over 1 year ago
Kulmiyow adaa lahaa 😄
Mohamed Abdullahi Beegsey
@mbeegsey
over 1 year ago
#Bloodless_millatary_coup
happened 55 yrs ago like today 21 october 1969. 55 yrs later what are we having now? Still in trouble! I think 🤔
Mohamed Abdullahi Beegsey
@mbeegsey
almost 2 years ago
Thank you Mr Putin 🙏
Dr. Anastasia Maria Loupis
@DrLoupis
almost 2 years ago
🇷🇺 Russia delivers 33 tons of humanitarian aid to Lebanon🇱🇧 Thank you Mr Putin ❤️
DrLoupis's tweet video.
Mohamed Abdullahi Beegsey
@mbeegsey
almost 2 years ago
@Laftagareen
la yaab maleh, wixii ay shalay sameeyeen
@PresidentMadobe
iyo
@SaedDani
ayuu sameeyey, taasina waa is aaminaadii iyo federaalkii oo meesha ka baxday.
mbeegsey
retweeted
Dr. Anastasia Maria Loupis
@DrLoupis
almost 2 years ago
Correct
Mohamed Abdullahi Beegsey
@mbeegsey
almost 2 years ago
Laftagareen oo fahmey hadiyadda xamza u wado Ma anaa midiyo lay qarshaa laygu qali doono.🤣
Mohamed Abdullahi Beegsey
@mbeegsey
almost 2 years ago
Boosaaso 🏃♂️
mbeegsey
retweeted
Elham Ishmael ✍︎
@EIshmael_
almost 2 years ago
#Ethiopia
- the world's worst tribal conflict and next Yugoslavia of
#Africa
.
EIshmael_'s tweet video.
mbeegsey
retweeted
The Saviour
@TheSaviour
almost 2 years ago
mbeegsey
retweeted
Fahad Yasin فهد ياسين
@FahadBinYasin
almost 2 years ago
𝐃𝐮𝐧𝐢𝐝𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐡𝐚𝐧 𝐚𝐟𝐚𝐫 𝐱𝐚𝐚𝐥𝐚𝐝𝐨𝐨𝐝 𝐦𝐢𝐝𝐤𝐨𝐨𝐝 𝐛𝐚𝐲 𝐤𝐮 𝐡𝐢𝐫𝐠𝐚𝐬𝐡𝐚𝐚 𝐝𝐨𝐨𝐫𝐚𝐬𝐡𝐨 𝐪𝐨𝐟 𝐢𝐲𝐨 𝐜𝐨𝐝. 𝗞𝗼𝗼𝘄: In Madaxweyne kaligii talis ah uu qabto doorasho, qofkay shacabka doortaanna uu xilka ku wareejiyo. Sidaas waxaa yeelay Madaxweynihii hore ee Kenya Danial Arap Moi. 𝗟𝗮𝗯𝗼: In quwado shisheeye qasabto oo ay diyaariso hab doorasho dadweyne loogu dareero, kadibna xilka lagu wareejiyo dowladdaas ay shacabku doorteen. Sidaas waxay ka dhacday Ciraaq iyo Afgaanistaan. 𝗦𝗮𝗱𝗱𝗲𝘅: In heshiis siyaasadeed lagu gaaro, oo si wadar ogol ah lagu qabto doorasho heshiis lagu wada yahay. Sidaasna, waxaa tusaale fiican u ah maamulka gooni goosadka ah ee Soomaaliland. 𝗔𝗳𝗮𝗿: In Madaxweynaha xilka ku fadhiyo uu ku dhawaaqo inuusan musharax ahayn, uuna xilka ku wareejiyo hogaamiyaha ay shacabka doortaan. Sidaasna waxay ka dhacday Suudaan iyo Muuritaaniya. Madaxweyne Xasan Sheekh 𝐀𝐅𝐀𝐑𝐓𝐀𝐀𝐒 jid waxaa ugu dhaw inuu heshiis wadar ogol ah ku raadiyo doorasho dadweyne. Midda shanaad ee uu kaligiis wato waxaa la dhahaa 𝗔𝗡𝗔𝗔 𝗚𝗔𝗧𝗔𝗬, 𝗔𝗡𝗔𝗔𝗡𝗔 𝗚𝗔𝗗𝗜𝗦𝗧𝗔𝗬, waana riyo hurdadeeda uu kasoo toosayo subaxnimada 𝟭𝟲𝗸𝗮 𝗠𝗮𝘆 𝟮𝟬𝟮𝟲.
See More
Last Seen Users on Sotwe
Auntys lover
Seen from
Pakistan
perbokepan duniawi
Seen from
Turkey
daniella alhamawi
Seen from
Algeria
一对一盯射app
Seen from
Japan
Daniel Dantes
Seen from
United States
ชามุก
مدام نورهان 🫦❤️
Seen from
France
Key🔑
Seen from
Singapore
Muhammad jamal
Seen from
United States
Chapinas de Corte
Seen from
United States
Trends for you
1
Lindsey Graham
Under 10K tweets
2
LOUDER THAN BOMBS
Under 10K tweets
3
Lindor
Under 10K tweets
4
Ukraine
Under 10K tweets
5
Devin Williams
Under 10K tweets
6
CNBC
Under 10K tweets
7
South Carolina
Under 10K tweets
8
Nancy Mace
Under 10K tweets
9
Nikki Haley
Under 10K tweets
10
Zverev
Under 10K tweets
Most Popular Users
1
Elon Musk
@elonmusk
240.8M followers
2
Barack Obama
@barackobama
119.2M followers
3
Donald J. Trump
@realdonaldtrump
111.7M followers
4
Cristiano Ronaldo
@cristiano
111.3M followers
5
Narendra Modi
@narendramodi
107M followers
6
Rihanna
@rihanna
97.8M followers
7
NASA
@nasa
92.2M followers
8
Justin Bieber
@justinbieber
91.1M followers
9
KATY PERRY
@katyperry
88M followers
10
Taylor Swift
@taylorswift13
81.9M followers
11
Lady Gaga
@ladygaga
73.4M followers
12
Virat Kohli
@imvkohli
70.5M followers
13
Kim Kardashian
@kimkardashian
70M followers
14
YouTube
@youtube
68.7M followers
15
Bill Gates
@billgates
64.1M followers
16
Neymar Jr
@neymarjr
63.3M followers
17
The Ellen Show
@theellenshow
62.4M followers
18
CNN
@cnn
61.9M followers
19
Selena Gomez
@selenagomez
61.1M followers
20
X
@x
60.8M followers
Olivia
Online
✨
⭐
💫