@KFosterFCDO@Laftagareen Waxaan camal markaa arko wlhi ciil aan la kala go'aa yaab umadaan Somali caqliga bini-aadamka xagee ka maray . Wax walba waxaa keenay waqtiga iyo qadarta in maanta naagtaas ay na dhex boodo anagoo ah umad jirta OO somali la dhoho yaab!
@KFosterFCDO Inta adi cml qoraal noo soo qoreyso wan ka xumahay hadaa somali nahay waa dambeynaa juhulo aa nahay hadii uuba hadalkaaga anaga nagu socdo lkn waxaaba iiga sii daran xoola-haan somali sheegta ee dabada kuu dhaqna yaaab damiir ma jiro ..... Who are you !?? Maxaa kaa galay Somali!