Waxa Xalay Inoo qaboomay kulan aan uga hadlaynay "Halgankii Xornimodoonka iyo Marxaladihii uu soo maray Xilligii Gumeystaha", Waxa aan umahdcelinayna Sojeediye Ustaad Cabdimajid Aw-warfaa. Waxa aan iyagana ka marnayn Mahdcelinta ka soo qeebgalayashi waqtigooda wax inaga siiyay.