@SomaliGuardian Turkigu Hore wuxuu ula dagaalamay oo uu ka guuleysan waayey 1898 Reer La yidhaa Reer Wacays oo ay dad badani kaga dhinteen labada dhinac maxaabiis badana kala qabsaday , hada waa jilib yar , markaa Dagaalka waa laga habaarey!!!
@MMSomalitv Sidan aan u jeedo kan cidina ma casumine Waa mid uu isagu iska yimid, waayo wakhtigii muuse dawlada Maraykanka ayaa soo dhowaynta lahayd hada waxaa hore iyo gadaalba ka socda qoladii buurta kkkkkkkk