Faransiiska markii uu qabsaday Jazaair iyo Marooko wuxuu xooga saaray la dagaalanka afka carabiga arrimo gumaysi owgeed , Soomaaliya waxaa maanta ka socdo ol ole qarsoon oo ka dhan ah luuqada carabiga ujeedkuna yahay in aan ka fogaano waxa nagu xiraayo jiritaankeena .
Macsalaamo waxay u sugnaatay oo kaliya kuwa indhaha wax ka jecel. Sababtoo ah kuwa qalbiga iyo ruuxda wax ka jecel ma jiraan wax la yidhaahdo kala tag.!