Muqaalkan waxa uu ka tarjumaya xaalka #Somalia ee maanta taagan.
waxanka xumahay in dad kula jir ah ay soo garab istaagan cadawgeena #Kenya aygoo ah siyaasiyin madax hore mamul goboledyo, waxan leyahy
"god siyeed ha qodin hada qodidna ha dheren ku dhici doonta lama ogee"
It is a victory for #Somalia and It is a victory for every Somali,
And I am very happy Once again I would like to congratulate the Somali people
#Congratulations ๐ธ๐ด
@Godahbarre Waxaan codsanaya in xuduudaha somalia oo dhamn bariyo badba iyo meek kasta oo laga soo gali karo xududaha somalia si loga hortago cudurka calamka khal khal galiyay ee #caronavirus
"Yaan la idin sirin waxa laga hadlayo ma aha @HassanAKhaire iyo @M_Farmaajo waxa laga hadlayo waa dalka somaliyed iyo umada somaliyed waxana laga hadlayo waa mustaqbal kiina" ama guryihiina ku jira sidi hore ahaada ama kalaya dawladnimada nala dhisa"
Wa hadal yar iyo micno weyn
Itโs official 3 Khat farm workers in Meru Kenya have been made self isolated due to suspicion of being afflicted with the COVID-19 virus.According to the head of Miraa farmers association @NYAMITAKENYA , We call Somali government to protect the public and ban #Khat
Ciidanka xooga dalka somaliyeed ayaa soo afjaray dagaal maanta u dhexeeyay ciidanka dalka iyo kuwa kenya daalkaas oo khasafo ba'an loo jeestay ciidanka kenya lagana baaciyay xuduud beenadkii beledxaawo hadda xalada magalada weydagantahay dadka oo an la xiriirnay
Dag dag shiikh mohamed shaakir oo isku tanaasulay go aanki uu ka qatay dawalada faderalka somalia "isaga oo hadalkiisa ku aadana is uu amaanka mamulka galmudug uu gacabta u galiyay dalwada dhexe'
Xili ay dalaag culus ay dhex mareen ciidanka ahlu suna iyo cidanka fadalka.....