Home
Language
English
Tรผrkรงe
Bahasa Indonesia
About
Privacy Policy
Terms of Service
Pricing
Sign In
Download All
Share
Ministry of Fisheries & Marine Resources Puntland
@mofmr1
Official @X Account for Ministry of Fisheries & Marine Resources Puntland State of Somalia |
Joined February 2018
10
Following
131
Followers
165
Posts
Ministry of Fisheries & Marine Resources Puntland
@mofmr1
1 day ago
3/3: Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iyo dardargelinta wata-shaqeynta u dhexeeysa Wasaaradda iyo FAO. Sidoo kale, waxaa laga wada hadlay mashaariicda horumarinta kalluumaysiga iyo maaraynta khayraadka badda ee la qorsheynayo in laga hirgeliyo deegaannada Puntland.
Ministry of Fisheries & Marine Resources Puntland
@mofmr1
1 day ago
Garoowe, 09 Juun 2026: Wasiirka Wasaaradda
@mofmr1
Md. Maxamed Cabdulqaadir Saalax (Doonyaale), oo uu wehliyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda, Mudane Maxamed Siciid Black, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socday
@FAOSomalia
..1/3
Ministry of Fisheries & Marine Resources Puntland
@mofmr1
1 day ago
2/3: Wafdiga FAO waxaa hoggaaminayey Madaxa Kalluumaysiga ee Soomaaliya, Md. John Purvis, waxaana ku weheliyey Madaxa Xafiiska FAO ee Puntland, Md. Maxamed Khaalid Cali, iyo Md. Cabdullaahi Cali oo ka mid ah hayโadda FAO.
Ministry of Fisheries & Marine Resources Puntland
@mofmr1
21 days ago
Qalabaynta xafiiskan cusub waxay ka tarjumaysaa dadaalka Dowladda Puntland ee ku aaddan horumarinta kaabeyaasha dowliga ah iyo tayeynta adeegyada Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda...3/3
Who to follow
Somali Embassy-India ๐ธ๐ด
@SomaliainIndia
Embassy of the Federal Republic of Somalia, New Delhi. | You can also follow us on @MofaSomalia @MfaSomalia
OPHRD
@ophrd14
Office of Puntland Human Rights Defender (OPHRD) is an Independent Government Institution mandated to enhance Human Rights in Puntland - Somalia.
Bryce
@bryce_fritsch28
Trying to be the best I can be, Fishing junky, Might have a golf problem, Sprint/Midget addict, NHRA, IndyCar, Chicago Blackhawks, Positive Mental Attitude
Ministry of Fisheries & Marine Resources Puntland
@mofmr1
21 days ago
Garoowe: 20 May 2026: Xafiiska Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda Dawladda Puntland ee caasimadda Garoowe ayaa si casri ah loo qalabeeyey, iyadoo lagu rakibay agab iyo qalab muhiim u ah horumarinta shaqada iyo adeegyada wasaaradda...1/3
Ministry of Fisheries & Marine Resources Puntland
@mofmr1
21 days ago
Dhismahan cusub ayaa loogu talagalay in lagu xoojiyo hawlaha maamulka, kor u qaadista ilaalinta khayraadka badda, iyo dardargelinta adeegyada la xiriira kalluumaysiga. Sidoo kale, waxa uu fududaynayaa wada shaqaynta shaqaalaha iyo adeegyada loo fidinayo bulshada...2/3
See More
Ministry of Fisheries & Marine Resources Puntland
@mofmr1
30 days ago
Bosaso: Wasiiru-dowlaha Wasaaradda
@mofmr1
Mudane Cabdiqani Axmed Ismaaciil ayaa kulan la qaatay wafti uu hogaaminayo Mr. Alic, maamulaha shirkadda CSK (Central Sky International Trading Co.) oo laga leeyahay Taiwan kana shaqaysa dhoofinta wax-soosaarka kalluunka iyo xoolaha.
See More
Ministry of Fisheries & Marine Resources Puntland
@mofmr1
30 days ago
Bosaso: Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda
@mofmr1
Mudane Cabdirashiid Cabdirisaaq Cabdi oo wehliyo Wasiiru-dawlaha Wasaaradda, Mudane Cabdiqani Axmed Ismaaciil ayaa xarunta wasaaradda ee magaalada Boosaaso ku qaabilay Mr. Antonio, oo ah la-taliyaha dhanka badda ee hayโadda
@EUCAPSOM
See More
Ministry of Fisheries & Marine Resources Puntland
@mofmr1
about 2 months ago
Gaalkacyo: Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda
@mofmr1
, Mudane Cabdirashiid Cabdirisaaq Cabdi ayaa kormeer ku sameeyay suuqyada kalluunka ee magaalada Gaalkacyo iyo warshadda kalluunka ee Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Khayraadka Badda DPL.
Ministry of Fisheries & Marine Resources Puntland
@mofmr1
about 2 months ago
Garacad: Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda Dawladda Puntland, Mudane Cabdirashiid Cabdirisaaq Cabdi ayaa kormeer shaqo ku tagey xarunta Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda Puntland ee ku taalla deegaanka Garacad ee degmada Jariiban.
See More
Ministry of Fisheries & Marine Resources Puntland
@mofmr1
about 2 months ago
๐ฃ๐ฅ๐๐ฆ๐ฆ ๐ฅ๐๐๐๐๐ฆ๐: ๐ฎ๐ฎ ๐๐ฝ๐ฟ๐ถ๐น ๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐ฒ: Puntland Strengthens Action Against Illegal Fishing and Invites Responsible Investment in Its Blue Economy.
Ministry of Fisheries & Marine Resources Puntland
@mofmr1
about 2 months ago
๐ช๐๐ฅ-๐ฆ๐๐ซ๐๐๐๐๐๐๐๐: ๐ฎ๐ฎ ๐๐ฝ๐ฟ๐ถ๐น ๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐ฒ: Ololaha Ladagaalanka Kalluumaysiga Sharci-darrada ah iyo Soo dhawaynta Maalgashiga Meesiga Kalluumaysiga.
Ministry of Fisheries & Marine Resources Puntland
@mofmr1
about 2 months ago
Boosaaso: Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Kalluumeysiga, Mudane Cabdiqani Axmed Ismaaciil ayaa la kulan la yeeshay masuuliyiin ka socday hayโadda
@UNIDOSomalia
iyo Iskaashatada degmada Boosaaso. Kulanka ayaa looga hadlay horumarinta kalluumeysiga.
Ministry of Fisheries & Marine Resources Puntland
@mofmr1
about 2 months ago
Garoowe: Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda
@mofmr1
, Mudane Cabdirashiid Cabdirisaaq Cabdi ayaa ka qaybgalay Daah-furka Todobaadka Dhiraynta oo uu furay Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Ilyas Osman Lugatoor. Ololahan ayaa lagu beeri doonaa hal milyan oo geed.
See More
Ministry of Fisheries & Marine Resources Puntland
@mofmr1
about 2 months ago
Boosaaso: Wasiiru-dowlaha Wasaaradda
@mofmr1
, Cabdiqani Axmed Ismaaciil iyo wafdi ka socda hayโadda
@UNIDOSomalia
ayaa maanta kormeer qiimayn ah ku tagey dekedda Boosaaso, iyagoo u kuurgalay hannaanka shaqo ee shirkadaha kalluumeysiga Yustan, Sixa iyo suuqa kalluunka.
See More
Ministry of Fisheries & Marine Resources Puntland
@mofmr1
about 2 months ago
Boosaaso: Wasiirka Wasaaradda
@mofmr1
, Mudane Maxamed Cabdulqaadir Doonyaale oo uu wehliyo Wasiiru-dowlaha Wasaaradda, Mudane Cabdiqani Axmed Ismaaciil ayaa magaalada Boosaaso kusoo dhaweeyey wafdi sare oo ka socda hay'adda Qaramada Midoobay ee
@UNIDOSomalia
.
See More
Ministry of Fisheries & Marine Resources Puntland
@mofmr1
about 2 months ago
Boosaaso: Wasiirka Wasaaradda, Maxamed Cabdiqaadir oo ay wehliyaan Wasiir ku xigeenka, Cabdirishid Cabdirisaaq Iyo Wasiiru-dowlaha, Cabdiqani Axmed ayaa maanta soo xiray tababar aqoon-kororsi ah oo loo qabtay shaqaalaha wasaaradda, kaas oo ku saabsan kaydinta iyo Ilaalinta xogaha
See More
Ministry of Fisheries & Marine Resources Puntland
@mofmr1
about 2 months ago
Boosaaso: Wasiiradda Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda ayaa kulan la qaatay Masuuliyiinta Wasaaraddaha Dekeddaha, Arrimaha Gudaha iyo Maamulka Gobolka Bari, si loo xoojiyo iskaashiga dhinacyada kalluumaysiga, amniga xeebaha iyo ilaalinta khayraadka badda.
See More
Ministry of Fisheries & Marine Resources Puntland
@mofmr1
about 2 months ago
Boosaaso: Wasiiradda Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Khayraadka Badda DPL oo tababar u furay shaqaalaha Wasaaradda ee magaalada Boosaaso, kaas oo looga gol-leeyahay kor u qaadista xirfadda iyo shaqada.
Ministry of Fisheries & Marine Resources Puntland
@mofmr1
about 2 months ago
Boosaaso: Wasiirka, Wasiir ku-xigeenka iyo Wasiiru-dowlaha Wasaaradda ayaa kulan la qaatay Iskaashatada Kalluumaysiga ee degmada Boosaaso. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray horumarinta wax-soosaarka iyo xoojinta wada-shaqaynta wasaaradda iyo iskaashatada kalluumaysiga.
See More
Last Seen Users on Sotwe
Tolga Bektas
Seen from
Germany
Amat Cams
Seen from
Indonesia
bbbbb
HiFi-mm
Seen from
United States
๋ฏ๋ฏ
Seen from
Korea
beby moy
Seen from
Indonesia
Tom.m
Seen from
Thailand
Waif
Seen from
United States
เธเธฅเธดเธเนเธเธขเน
Seen from
Thailand
MrDaddyBuLL
Seen from
Indonesia
Trends for you
1
Doctor Who
Under 10K tweets
2
Jeremy Strong
Under 10K tweets
3
Inflation
Under 10K tweets
4
ActBlue
Under 10K tweets
5
Pokemon Center
Under 10K tweets
6
Crockett
Under 10K tweets
7
Fable
Under 10K tweets
8
Cardi B
Under 10K tweets
9
Rodon
Under 10K tweets
10
#Justice_For_SevEN
Under 10K tweets
Most Popular Users
1
Elon Musk
@elonmusk
240.2M followers
2
Barack Obama
@barackobama
119.3M followers
3
Donald J. Trump
@realdonaldtrump
111.6M followers
4
Cristiano Ronaldo
@cristiano
109.2M followers
5
Narendra Modi
@narendramodi
106.9M followers
6
Rihanna
@rihanna
97.3M followers
7
NASA
@nasa
92.1M followers
8
Justin Bieber
@justinbieber
90.6M followers
9
KATY PERRY
@katyperry
87M followers
10
Taylor Swift
@taylorswift13
80.8M followers
11
Lady Gaga
@ladygaga
72.3M followers
12
Kim Kardashian
@kimkardashian
69.4M followers
13
Virat Kohli
@imvkohli
68.7M followers
14
YouTube
@youtube
68.6M followers
15
Bill Gates
@billgates
63.5M followers
16
The Ellen Show
@theellenshow
62.5M followers
17
CNN
@cnn
61.9M followers
18
Neymar Jr
@neymarjr
61.3M followers
19
X
@x
60.9M followers
20
Selena Gomez
@selenagomez
60.1M followers
Olivia
Online
โจ
โญ
๐ซ